Moha Cadde

Moha Cadde πΊπ‘Žπ‘π‘šπ‘œ πΉπ‘’π‘Ÿπ‘Žπ‘› 𝐾𝑒 π‘†π‘œπ‘œ π·β„Žπ‘Žπ‘€π‘Žπ‘€πŸ™πŸ€πŸ’―πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈ

xigasho   KΙͺ KΙͺ Quotes "Waayeel Waayo arag ah Ayaa la Waydiiyay Waayahaagii Nolosha Maxaad Ka Baratay"β– Waxaan bartay in ...
10/02/2022

xigasho KΙͺ KΙͺ Quotes

"Waayeel Waayo arag ah Ayaa la Waydiiyay Waayahaagii Nolosha Maxaad Ka Baratay"

β– Waxaan bartay in kuwii Aan ku soo duugnay Xabaalaha ay ahaayen kuwo ku mashquulsan hawl aduunyo balamana ay lahaayeen hawlo badana ay horyaaleen balse aysan xaqiijin hawlahaas.

β–  waxaan Ka bartay in Aduunyada Qiimaheedu yahay Diin iyo in lagu daydo Salafkii (Dadkii wanaagsanaa ee dhintay).

β–  Waxaan bartay hadalka macaan iyo wajiga furfuran inuu yahay Akhlaaqda hogaankeeda.

β– Waxaan bartay in Nolosho go'i karto il biriqsi kasta.

β– Waxaan baratay in Safarka lala safro Dadka uu yahay waxa ugu haboon oo lagu ogaan karo Dadka kartidooda.

β– Waxaan bartay in Qofka ugu qanisan ee dul saaraan Aduunkaan uu yahay kan haysta Caafimaad iyo Nabad galyo.

β– Waxaan bartay in qofkii talaasho tiin uusan Timir guranaynin.

β– Waxaan bartay in kan jaahilka uu ku celceliyo "aniga aniga",markaasna gudihiisu waa Faaruq aan waxba haynin.

β– Waxaan bartay in Qofkii raba in ay dadku dhagaystaan uu isagu marka h**e dadka dhagaysto.

β– Waxaan ka bartay in Qofka la dulmo inuu mar aarsan doono waqti dheerba ha ahaatee.

β– Waxaan bartay in Cumrigu dhamaanayo Hawlaha aduunyadana aysan dhamaanaynin.

β– Waxaan bartay in kan haysta Jab yar oo Dahab ah uu waligii sidiisa ugu dhalaalayo dahabkiisa,balse kii bir haysta ay ka daxaloobayso.

β– Waxaan bartay in guriga la qaboojiyo, sariiro fiicfiican la dhigo, si aan ugu raaxaysano

Geeridii yareed (hurdada),balse aanan Qabriyadeena ku qaboojin Daaco iyo alla kacabsi

Alle iyo Camal wanaangsan si aan ugu diyaar garawno Geeridii wayneed (dhimasho).

LΙͺᴋᴇ &SΚœα΄‡Κ€α΄‡ &ᴄᴏᴍ : α΄‘α΄€α΄€ ΙͺΙͺ ᴍᴜʜΙͺΙͺΙͺᴍ α΄‹ΙͺΙ΄Ι’ ᴏʀ Η«α΄œα΄‡α΄‡Ι΄

Asc Asxaabta sharafta leh yaa jeclaan laheed in aan ka sheekeeyno Laacibiinta Kooxda Kubada Cagta ee Liverpool Haddaba s...
25/12/2021

Asc Asxaabta sharafta leh yaa jeclaan laheed in aan ka sheekeeyno Laacibiinta Kooxda Kubada Cagta ee Liverpool
Haddaba soo Dalbo dooqaaga

14/10/2021

Welcome My Pageβ€οΈπŸ’―
Daahir page

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moha Cadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category