28/08/2023
Dhaqamada an wanagsanen dhalinta somaliyed sameyan marka ay gymka jogan ayan rabaa malmahan inan malinba hal qalad ka hadalno wixi ad ku deri karto qaybta coments-ka nagula wadag waxi anaga an qalad u aragno adigana agtada aan qalad ka ahayn sido kle qaybta hoose nagula wadaag.
1: waxad arakysaa dhalinyaro gurigooda uga so baxay inay saacad ama saacad iyo bar kuqaatan GYM si ay u alaminteyan balse aan wadan wax biyo ah o ay isticmalan.
Waa dhaqamada an wanagsanen inad gymka imaato biyo la'an qof kale biyihisa isticmasho marmarka qaar xitaa fasax la'an aad isticmasho.
Biyaha waxay kaa caawinayan inay energy kusiyan intan aad murqaha gubayso.
Ha iman gym-ka biyo la'aan hda kdb hadi aad ka mid ahyd dadka an ka hadlnay.
--------------------------------------------------------------------
Malin wlbo hal qodob ayn ka hadli dontaa insha llh.