13/06/2025
BISMILLAAH
Waxaa Maalinta Beri Ah Guud Ahaan Wadanka Ka Bilaabanyo Imtixaanka Qaranka Fasalka 12,aad Sanad Dugsiyeedka 2024-2025
Dhamaan Maamulka, Macalimiinta, Ciyaaryahanada Iyo Taagerayasha Kooxda Iyagoo Isku Duuban Waxan Halkaan Guul Uga Rajeynaynaa Dhamaan Ardayda Somaliyed Si Gaar Ah Ardayda Luuq Ganaane Ee LGSS Luuq Ganane Secondary School - LGSS
Si Gaar Ah Waxaan Guul U Rajeynaynaa 3 Kamid Ah Ciyaaryahnadeena Oo Maalinta Beri Ah U Fadhisanayo Imtixanka Qaranka
1: Feysal Farah Ibrahim
2: Aadan Sheikh Hassan
3: Abdullahi Abdiaziz Farah
Waxan Idin Leenahay Anagoo Ku Kalsoon Tayada Waxbarashadiina, Hadana Waxaan Eebe Swt Idinkaga Baryaynaa Inuusan Dadaalkiina Iyo Ducadeena Idinku Qadinin.
Insha Allah Waad Guulaysanaysaan Dhalinyaro Guulo Qurux Badan Iyo Mustaqbal Ifaayo Baan Idin Rajeynaynaa Zxbyl