Abdullahi Isse

Abdullahi Isse Welcome to the Abdullahi Isse. Halkaan Kala Soco Warka Ku Saabsan Kooxda Faca Weyn The Blues

🚨🔵 BREAKING: Chelsea iyo Aston Villa ayaa heshiis buuxa ka gaaray saxiixa Nicolas Jackson! 💙💰 Heshiiska: £65M + add-ons📝...
26/08/2026

🚨🔵 BREAKING: Chelsea iyo Aston Villa ayaa heshiis buuxa ka gaaray saxiixa Nicolas Jackson! 💙
💰 Heshiiska: £65M + add-ons
📝 Jackson wuxuu Villa la saxiixanayaa heshiis waqti dheer ah.
🏥 Waxaa la filayaa inuu 48-da saac ee soo socda maro tijaabada caafimaadka.
()

Cole Palmer ayaa loo doortay xidiga asbuuca ee Premier League. 🔥
26/08/2026

Cole Palmer ayaa loo doortay xidiga asbuuca ee Premier League. 🔥

🚨 Chelsea ayaa ka fiirsanaysa inay la soo wareegto Emiliano Martínez, kaas oo wakiilladiisu u soo bandhigeen kooxda. Ast...
26/08/2026

🚨 Chelsea ayaa ka fiirsanaysa inay la soo wareegto Emiliano Martínez, kaas oo wakiilladiisu u soo bandhigeen kooxda.

Aston Villa waxaa furan iney iibiso emiliano martinez kadib imaanshaha Zion Suzuki.

‼️ Chelsea Football Club iyo shirkadda tiknoolajiyadda caalamiga ah ee FPT Corporation ayaa maanta ku dhawaaqay inay kor...
26/08/2026

‼️ Chelsea Football Club iyo shirkadda tiknoolajiyadda caalamiga ah ee FPT Corporation ayaa maanta ku dhawaaqay inay kordhiyeen heshiiskii iskaashiga ee u dhexeeyay labada dhinac, kaas oo sii socon doona xilli ciyaareedka 2026/27 🤝

🚨 WAR CUSUB: Atlético Madrid ayaa Chelsea kala hadashay Julián Álvarez, balse ilaa haddaChelsea si rasmi ah uma muujin i...
26/08/2026

🚨 WAR CUSUB: Atlético Madrid ayaa Chelsea kala hadashay Julián Álvarez, balse ilaa hadda
Chelsea si rasmi ah uma muujin inay xiisaynayso, mana jirto dalab ay ka gudbisay.

Haddii Álvarez uu suuqa soo galo, Arsenal ayaa la filayaa inay si degdeg ah ugu dhaqaaqdo.

🚨BREAKING: Chelsea ayaa ku darsatay list-ka John Stones daafacyada dhexe ee ay ka fiirsaneyso inay la soo saxiixato xaga...
21/07/2026

🚨BREAKING: Chelsea ayaa ku darsatay list-ka John Stones daafacyada dhexe ee ay ka fiirsaneyso inay la soo saxiixato xagaagan. ()

Chelsea ayaa wadahadalo rasmi ah la furtay Crystal Palace si ay ula soo wareegto Maxence Lacroix!*(alex_crook)*
19/07/2026

Chelsea ayaa wadahadalo rasmi ah la furtay Crystal Palace si ay ula soo wareegto Maxence Lacroix!
*(alex_crook)*

🚨🔵 BREAKING: MORGAN ROGERS TO CHELSEA, HERE WE GO!
18/07/2026

🚨🔵 BREAKING: MORGAN ROGERS TO CHELSEA, HERE WE GO!

Chelsea ayaa dhameystirtay saxeexa  morgan rogers (david oristein)
18/07/2026

Chelsea ayaa dhameystirtay saxeexa morgan rogers (david oristein)

Qaar kamid ciyaartoyda kooxda oo yimaaday tababarka.
09/07/2026

Qaar kamid ciyaartoyda kooxda oo yimaaday tababarka.

Address

Mogadishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Isse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category