14/01/2022
Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona Ronald Araújo ayaa ciyaaray 120 daqiiqo intii lagu jiray ‘El Clasico’ shalay isaga oo gacantiisa ku sitay labo boolal (!). 🔴🔩
Waxa uu maray qaliin 7-dii January – kaliya 5 maalmood kadib waxa uu doonayay in uu ciyaaro si uu u caawiyo saaxiibadiis. 👊🏻
Uruguayan gara! 🇺🇾