Akram Mohamed omar

10/03/2021

Waa arin aad uxanuun badan

Ukala codeey afartanPlayerYaa ku Raaxeystay kubadda Horyaalka ingiriska mudaddii uu joogay ?Mesut Ozil ❤ saarW.Rooney 👍 ...
26/02/2021

Ukala codeey afartanPlayer
Yaa ku Raaxeystay kubadda Horyaalka ingiriska mudaddii uu joogay ?

Mesut Ozil ❤ saar
W.Rooney 👍 saar
E.Hazard 😂 saar
Countiho 😱 wow saae

Like share page ka.,

War wuxu muxuu ahaa oo dulqaad badnaa  share page ka
25/02/2021

War wuxu muxuu ahaa oo dulqaad badnaa

share page ka

25/02/2021

Halkaan inoogu wac saaxibkaa

Atm lacag kala baxo

Like share page ka

Liverpool ayaa cawa wajihi doonta dhigeeda Everton kawaran kulankan?Waxaa xusid mudan in Liverpool jab xoogan oo sameeya...
20/02/2021

Liverpool ayaa cawa wajihi doonta dhigeeda Everton kawaran kulankan?

Waxaa xusid mudan in Liverpool jab xoogan oo sameeyay xilli ciyaaredkan uu soo gaaray ka dib markii dheshii dhacday October garoonka laga saaray Virgil van Dijk, isla kulankas waxa dhawac u soo garay Thiago Alcantara .

19/02/2021
Xiddiga reer Argentina iyo kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa ka hadlay suurtagalnimada ay City kula soo saxii...
19/02/2021

Xiddiga reer Argentina iyo kooxda Manchester City ee Sergio Aguero ayaa ka hadlay suurtagalnimada ay City kula soo saxiixan karto Lionel Messi, xilli sidoo kale uu ka dhawaajiyay suurtagalnimada uu kaga tagi karo garoonka Etihad kaddib dhammaadka xilli ciyaareedkaan.
Magaca Lionel Messi ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo safka kooxdiisa Barcelona, ​​iyadoo ay xiiseynayaan inay la saxiixdaan kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester City.

Azpilicueta iyo Marcos Alonso ayaa kooxda Chelsea ku hogaamiyay guushii ugu horeysay ee tababaraha cusub Thomas Tuchel,H...
31/01/2021

Azpilicueta iyo Marcos Alonso ayaa kooxda Chelsea ku hogaamiyay guushii ugu horeysay ee tababaraha cusub Thomas Tuchel,

Hadaba sidee u aragtaa?,

Kulan adag ee caawa dhexmari Doona kooxaha Kala ah Manchester United iyo Manchester City ka sadaal dhiibo.Hilaac24 sport...
06/01/2021

Kulan adag ee caawa dhexmari Doona kooxaha Kala ah Manchester United iyo Manchester City ka sadaal dhiibo.

Hilaac24 sports

Kadib ciyaartii k**a dambeeysta udhaxeeysay g Galmudug vs g benadir Ayaa ku soo idlaatay 2-3 oo ee sidaas guusha ku raac...
31/12/2020

Kadib ciyaartii k**a dambeeysta udhaxeeysay g Galmudug vs g benadir

Ayaa ku soo idlaatay 2-3 oo ee sidaas guusha ku raacday g benadir,

Hilaac24 sports

Address

Mogadisho
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akram Mohamed omar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Akram Mohamed omar:

Share