FC. Salamey

FC. Salamey FC. Salaamey waa koox ku dhiiragelisa dhalinyarada mixnadoodu tahay Ciyarista kubada Cagta. Guuleysta

09/08/2026


Xaafladda dabaaldaga kooxda FC. Salamey South West state division one league. Hadal Jeedintii Mohamed Ali Ahmed (dhegacade).

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Anagoo aha Maamulka Macalamiinta iyo Taageerayaasha kooda FC. Salamey Waxaan halkaan hambalyo...
08/08/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Anagoo aha Maamulka Macalamiinta iyo Taageerayaasha kooda FC. Salamey
Waxaan halkaan hambalyo qalin jabin farxadeed oo aan lasoo koobi karin uga direynaa Walaalkeena Mohameddek Abdi Adan oo soo afmeertay Jaamacada Baidoa University heerkeeda kowaad ee kuliyada Information Technology.

Waxaad soo martay wakhti aad u adag oo u baahnaa in aad dhabar adeeg iyo dadaal ku dhaaftid waadna ku guulaysatay.

waanu ku farax sanahay guusha aad ka gaartay qayb ka mid ah hayankaaga wax barasho.

waxaan ku leeyahay dadaalka halkaa kasii wad rabina ha kugu anfaco cilmigaad baratay
Allaha kula garab galo hamigaaga nololeed iyo hiigsigaaga durugsan. 🎓

Malaayiin jeer ayaan ku leenahay Anagoo kala Maamul,Macalimiin iyo Taageerayaasha Kooxda Fc. Salamey hambalyo

07/08/2026


Xaafladda dabaaldaga kooxda FC. Salamey South West state division one league. Hadal Jeedintii Abwaan Hassan Moallim Omar.

07/08/2026


Xaafladda dabaaldaga kooxda FC. Salamey South West state division one league. Habiibo Adan Daud ooka mid ah Gabdhaha taageera Kooxda Salaamey oo Gabay u tirisey Kooxda

07/08/2026


Xaafladda dabaaldaga kooxda FC. Salamey South West state division one league Hadal Jeedintii Maamooyinka Kooxda Salaamey

07/08/2026

Mohamed Hassan Mohamed (DN)

06/08/2026


Xaafladda dabaaldaga kooxda FC. Salamey South West state division one league Hadal Jeedintii Guddoomiyii h**e kooxda Baaysom Football Club

06/08/2026


Xaafladda dabaaldaga kooxda FC. Salamey South West state division one league Hadal Jeedintii Tababaraha 2aad ee Kooxda FC. Salamey

06/08/2026


Xaafladda dabaaldaga kooxda FC. Salamey South West state division one league Hadal Jeedintii Captian Kooxda Darusalam (Baroode)

06/08/2026

Zakariye Nor Mohamed (Arouqo)

Address

Ali Amaxaar
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FC. Salamey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category