MR caan

MR caan Page facebook follow isoo dheh welcome

Macallinka xulka England oo isreebreebka euro da 2024 usoo xushay bukayo saka waxay taasi dhigantahay inuu saka qabo dha...
05/10/2023

Macallinka xulka England oo isreebreebka euro da 2024 usoo xushay bukayo saka waxay taasi dhigantahay inuu saka qabo dhaawac yar isoo kle waxuu soo xushay jarrood Bowen Ollie watkins isagoona ka tagay markle Raheem Starling

Kulamada maanta ee champions league   rbleipzig ๐Ÿ†š Man city  Celtic ๐Ÿ†š. Lazio Atletico  ๐Ÿ†š feyenoodAntwerp ๐Ÿ†š shakhtar donet...
04/10/2023

Kulamada maanta ee champions league
rbleipzig ๐Ÿ†š Man city
Celtic ๐Ÿ†š. Lazio
Atletico ๐Ÿ†š feyenood
Antwerp ๐Ÿ†š shakhtar donetsk
Crvena Zvezda ๐Ÿ†š young boys
Newcastle ๐Ÿ†š pgs
B.Dortmund ๐Ÿ†š Acmilano
Barcelona ๐Ÿ†š Porto
Khabiir haddi aad tahay saadaalintaadu waa noo muhiin

macalinka kooxda arsenal ๐Ÿ—ฃ๏ธ  Mikel Arteta oo ka hadlaya dhaawaca Bukayo Saka: โ€œWaxa uu isku dayay in uu kubbada dib u ce...
04/10/2023

macalinka kooxda arsenal ๐Ÿ—ฃ๏ธ Mikel Arteta oo ka hadlaya dhaawaca Bukayo Saka: โ€œWaxa uu isku dayay in uu kubbada dib u celiyo qaybtii h**e ee ciyaarta wax uu dareemay, waxa ay ahayd wax muruqa ah, wuuna ku faraxsanayn in uu sii wado sidaa darteed waxa aanu ku qasbanahay in aanu ka saarno.

"Ma garanayno [khatarta dhaawaca] wax ka badan taas, sida iska cad waxay ahayd mid weyn oo ku filan inaan loo ogolaanin inuu sii ciyaaro ciyaarta, taasina waxay si cad walaac noogu tahay."

๐Ÿ—ฃ๏ธ| Mikel Arteta oo ka hadlaya maskaxda Bukayo Saka inuu u ciyaaro kooxda saddexdii maalmoodba mar:

โ€œRuntii aad ayuu u rajaynayay inuu ciyaaro. Ciyaaryahan kasta (wuxuu ahaa). Waxay ahayd habeen weyn oo Champions League ah. Waxaan u sheegay in aan sawiray sawir, muuqaalka, nooca ciyaarta ee aan wajihi doono maanta [ka soo horjeeda Lens] dhamaantoodna way ogaayeen. Laakiin Champions League aad ayay u adag tahay in lagu guulaysto, aad ayay u adag tahay in lagu guulaysto meel ka baxsan garoonkeeda, maantana waxaan qaadanaa cashar weyn.โ€

follow dheh page

Full-time Crystal Palace 0 - 1 Arsenal 3 points + Clean sheetGoal udhaliyey Martin รธdegaard 53 (p) Hambalyo tageerayaash...
21/08/2023

Full-time Crystal Palace 0 - 1 Arsenal
3 points + Clean sheet
Goal udhaliyey Martin รธdegaard 53 (p)
Hambalyo tageerayaasha arsenal

DEG DEG:-Super xidigii h**e ee arsenal iyo Barcelona Thierry Henry ayaa loo magacaabay Macallinka cusub ee xulka qaranka...
21/08/2023

DEG DEG:-

Super xidigii h**e ee arsenal iyo Barcelona Thierry Henry ayaa loo magacaabay Macallinka cusub ee xulka qaranka Faransiiska ee xiddigaha da'doodu ka hooseyso 21 sano. ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท
Waxa uu saxiixay heshiis labo sanadood ah, isagoo shaxda xulka Faransiiska ee xiddigaha da'doodu ka yar tahay 21 sano hoggaamin doona koobka qarammada Yurub ee Euro 2024 & 2025.

Page ka follow dheh si aad uhesho warar macquul ah

David Raya taatuugaas qoorta uu ku tuntay waa kulankii xilli ciyaareedkii 2021-22 lagu furay horyaalka premier league ee...
21/08/2023

David Raya taatuugaas qoorta uu ku tuntay waa kulankii xilli ciyaareedkii 2021-22 lagu furay horyaalka premier league ee dhax maray Brentford vs Arsenal, iyadoo Brentford laba goal iyo eber ku badisay kulankaas.

Hadda waa ciyaaryahan Arsenal ah Raya, qoortana waxaa ugu suntan tattoo taariikhda ugu jira oo uu guul ka gaadhay Arsenal. Hadaba Malaga yaabaa inuu arsenal koobab waa weyn isuu tattoo kugu sawirto

Ugu dambayntii Manchester City oo lagu dhawaaqay  Jeremy Doku ( Fabrizio Romano) (HERE WE GO) waxayna Heleen bedelka sax...
21/08/2023

Ugu dambayntii Manchester City oo lagu dhawaaqay Jeremy Doku ( Fabrizio Romano) (HERE WE GO)

waxayna Heleen bedelka sax ah ee riyad mahrez muxuu ku soo kordhin karaa Manchester City Jeremy Doku
Asxaapta meeshan halay shido follow like waa xagaaga madaama tiktok laxidhay halkan igala soco

FT: Burnley 0-3 Manchester City  hambalyo tageerayaasha City iyagana sanadka kufurtay guul haaland wali isma bedelin hye...
11/08/2023

FT: Burnley 0-3 Manchester City hambalyo tageerayaasha City iyagana sanadka kufurtay guul haaland wali isma bedelin hye mucaardow

Deg deg ๐Ÿ‘€Liverpool ayaa si rasmi ah hashiis ula gaartay Moises Caicedo adduun gaaraya 110 milyan oo Pound. Oo u dhiganta...
11/08/2023

Deg deg ๐Ÿ‘€
Liverpool ayaa si rasmi ah hashiis ula gaartay Moises Caicedo adduun gaaraya 110 milyan oo Pound. Oo u dhiganta 145 milyan oo dollar.

Welcome to Liverpool Moises Caicedo. Chelsea waxaad ka doonto ayaaba qalad ah

๐Ÿšจ Breaking News Harry Kane ayaa ku biiray Bayern  ciyaaryahan ayaa  โ‚ฌ100m oo lagu daray โ‚ฌ20m oo dheeri ah ugu biiray koo...
11/08/2023

๐Ÿšจ Breaking News

Harry Kane ayaa ku biiray Bayern ciyaaryahan ayaa โ‚ฌ100m oo lagu daray โ‚ฌ20m oo dheeri ah ugu biiray kooxda Bayern isagoona ayaa u saxiixi doonaa afar sano oo heshiis ah.

BREAKING: war xun Courtois!  โš ๏ธ Warbaahinta Spain ee COPE ayaa daaha ka qaaday in Thibaut Courtois uu marayo baaritaan c...
10/08/2023

BREAKING: war xun Courtois! โš ๏ธ
Warbaahinta Spain ee COPE ayaa daaha ka qaaday in Thibaut Courtois uu marayo baaritaan caafimaad kadib dhaawac soo gaaray
"ACL-kiisa waxaa laga yaabaa inuu saameyn ku yeesho dhaawac ka dib markii uu ka baxay tababarka isagoo ilmaynaya", COPE ayaa werisay. In 6 ilaa 7 bilood garoomada ka maqnaanayo hadaba realmadrid yaa doon karaan ma
David DeGea mise boortaha kle

Caw daradii xalay ka dhigay messi garoonka waxay aheed mucjiso 4 kulan uu uciyaaray messi inter miami waxuu udhaliyey 7 ...
07/08/2023

Caw daradii xalay ka dhigay messi garoonka waxay aheed mucjiso 4 kulan uu uciyaaray messi inter miami waxuu udhaliyey 7 goal iyo bilisyoon

Address

Mogadishu

Telephone

+252905943874

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MR caan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MR caan:

Share

Category