Mogadishu City Club Fans

Mogadishu City Club Fans Welcome to the official page of the Fans of Mogadishu City Club��

MATCH DAYWaxaan galabta ciyaareynaa kulankeena 2-aad ee tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, waxaana wajahineynaa kooxda Sin...
28/07/2026

MATCH DAY

Waxaan galabta ciyaareynaa kulankeena 2-aad ee tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, waxaana wajahineynaa kooxda Singida Black Stars.

Kulankeena galabta wuxuu soo geli doonaa 4:00 galabnimo.

Maanta dhammaanteen waxaan garab taaganahay kooxdeena Mogadishu City Club (MCC). ❤️💙

Guul ayaan idiin rajeyneynaa, wiilasheenna! 🔥
Dhammaanteen garabkiinna ayaan nahay! ❤️💙

Kulankeena Xiga — The Next Match 🔥⚽️Wiilasheena Mogadishu City Club ayaa berri diyaar u ah kulankooda xiga ee CECAFA Kag...
27/07/2026

Kulankeena Xiga — The Next Match 🔥⚽️

Wiilasheena Mogadishu City Club ayaa berri diyaar u ah kulankooda xiga ee CECAFA Kagame Cup 2026, iyagoo wajahaya Singida Black Stars.

Kadib barbarahii 0-0 ee kulankii h**e, indhaha oo dhan waxay ku jeedaan kulanka berri.

FULL TIME 🏁Kulankii ugu horreeyay ee tartanka CECAFA Kagame Cup 2026 ayaa ku soo dhammaaday barbaro.Simba SC 0️⃣–0️⃣ Mog...
25/07/2026

FULL TIME 🏁

Kulankii ugu horreeyay ee tartanka CECAFA Kagame Cup 2026 ayaa ku soo dhammaaday barbaro.

Simba SC 0️⃣–0️⃣ Mogadishu City Club (MCC)

Kooxdeennu waxay soo bandhigtay ciyaar heer sare ah iyo dadaal weyn. 💪⚽️
Hambalyo wiilasheenna, hal dhibic ayaan ka qaadanay kulanka furitaanka. ❤️💙

HALF TIME ⏱️Qeybtii h**e, kooxdeennu waxay soo bandhigtay ciyaar heersare ah oo ay si wanaagsan u maamushay kulanka. 💪⚽️...
25/07/2026

HALF TIME ⏱️

Qeybtii h**e, kooxdeennu waxay soo bandhigtay ciyaar heersare ah oo ay si wanaagsan u maamushay kulanka. 💪⚽️

Simba SC 0️⃣–0️⃣ MCC ❤️💙

Dadaalka sii wada wiilasha! 🔥

Ciyaartu way bilaabatay!Simba SC 🆚 Mogadishu City Club
25/07/2026

Ciyaartu way bilaabatay!
Simba SC 🆚 Mogadishu City Club

Safka ay kooxdeennu ku bilaabaneyso kulankeeda caawa ee CECAFA Kagame Cup 2026.
25/07/2026

Safka ay kooxdeennu ku bilaabaneyso kulankeeda caawa ee CECAFA Kagame Cup 2026.

MATCH DAYWaxaan caawa ciyaareynaa kulankeena 1-aad ee tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, waxaana la ciyaareynaa kooxda Sim...
25/07/2026

MATCH DAY

Waxaan caawa ciyaareynaa kulankeena 1-aad ee tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, waxaana la ciyaareynaa kooxda Simba SC.

Kulankeena caawa wuxuu soo gali doonaa 19:00 fiidnimo.

Caawa dhammaanteen waxaan garab taaganahay kooxdeena MCC. ❤️💙

Guul ayaan idiin rajeyneynaa, wiilasheenna! 🔥⚽

KULANKEENA 1-AAD Berri kooxdeena Mogadishu City Club (MCC) waxay ciyaareysaa kulankeeda 1-aad ee tartanka CECAFA Kagame ...
24/07/2026

KULANKEENA 1-AAD

Berri kooxdeena Mogadishu City Club (MCC) waxay ciyaareysaa kulankeeda 1-aad ee tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo la ciyaareysa kooxda Simba SC.

🏟️ Kigali Pele Stadium
📅 Sabti, 25 Luulyo 2026

Guul ayaan u rajeyneynaa kooxdeena! ❤️💙
Dhammaan taageerayaasha MCC, garabkiinna ayee yihiin.

🔴🔵 22-KA CIYAARTOY EE KOXDEENNAWaa kuwan 23-ka ciyaartoy ee kooxdeena uga qaybgalaya tartanka CECAFA Kagame Cup 2026. 🏆⚽...
24/07/2026

🔴🔵 22-KA CIYAARTOY EE KOXDEENNA

Waa kuwan 23-ka ciyaartoy ee kooxdeena uga qaybgalaya tartanka CECAFA Kagame Cup 2026. 🏆⚽️

Berri ayay noo bilaabanaysaa tartanka, waxaana rajaynaynaa bilow wanaagsan, Insha’Allah.

Ciyaartoydeena, garabkiinna ayaan nahay. ❤️💙

MCC 💙❤️

Maanta waxaa nala safray shan ka mid ah xiddigaha cusub ee ku soo biiray Mogadishu City Club, kuwaas oo qayb ka noqon do...
22/07/2026

Maanta waxaa nala safray shan ka mid ah xiddigaha cusub ee ku soo biiray Mogadishu City Club, kuwaas oo qayb ka noqon doona safarka iyo tartanka CECAFA Kagame Cup 2026.

🔹 Samson Oluwaseun Ogunribide – Daafac
🔹 Eteme Enrest – Daafac
🔹 Eze Henangue Jerry Rousel – Khadka Dhexe
🔹 Pentecost Obiechine – Weerar
🔹 Makuochukwu Samuel Okoro – Weerar

Ku soo dhowaada qoyska weyn ee MCC. Waxaan idiin rajeynaynaa guul, nasiib wacan iyo tartan wanaagsan. 💙🤍🙏

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu City Club Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share