24/02/2026
Bismilahi
4 bari kahor waxaa furmay tartan Ramadan cup wuxuuna kasocdaa garonka HEEGAN STADIUM
Manta waxaa soo idlaaday wareegi kobaad waana 8 koox
Shaxdaan oo ka kooban 7 qof waxa noqdeen ciyartooydi ugu fiicna wareegas
Ma ka mid yihiin ciyaryahaan aad isku koox kaciyarteen ama hada ka ciyartaan
Bari wa bilaabanayo wareegi 2aad