Aarka Mudug

Aarka Mudug Magaceygu Waa..C..RisaaQ Bartaan Waxaad Ka Heleysaa Warka Ciyaaraha iyo Arimaha Bulshada ilasoco❤️✌️❤

WUU SOO LAABTAY ©️2️⃣4️⃣®️ 🔥💙
14/10/2024

WUU SOO LAABTAY ©️2️⃣4️⃣®️ 🔥💙

28/09/2024

DIAMOND 💎 COLE PALMER 🐐 💯 🐐

11-Saptembar 2001 Meeqa jir Ayaa Eheed Run Sheeg ?Me 7 Jir Ahaa
11/09/2024

11-Saptembar 2001 Meeqa jir Ayaa Eheed Run Sheeg ?

Me 7 Jir Ahaa

09/09/2024

Manchester United 🤣🤣🤣🤣🤣

Me My Page




Cida Xay Galabsadeen

🟥 Declan Rice - ayaa la joojiyay ka dib kaarkii casaa ee uu ka ciyaaray Brighton Martin Ødegaard - wuxuu ku xaddiday can...
09/09/2024

🟥 Declan Rice - ayaa la joojiyay ka dib kaarkii casaa ee uu ka ciyaaray Brighton

Martin Ødegaard - wuxuu ku xaddiday canqowga oo ka dhan ah Austria.

Waxay u muuqataa in Arsenal ay ka maarmi karto labadeeda xiddig ee khadka dhexe ee North London Derby

Xagee Loowadaa Cidaan Sidaan Maxaa Waaye

Tottenham Iyo la.aanta Rice and Ødegaarda

By Aarka Mudug

The Goat 🐐 9️⃣ 0️⃣0️⃣ Goal Cajabnal Cajiib The Goat 🐐 Cristiano Ronaldo
05/09/2024

The Goat 🐐 9️⃣ 0️⃣0️⃣ Goal Cajabnal Cajiib

The Goat 🐐 Cristiano Ronaldo

THE BOYS 🔵 TRADING IN COBHAM
21/08/2024

THE BOYS 🔵 TRADING IN COBHAM


🌎 Dunida dhani Hada Waa Social Media Balse Qofkii Jaahila Oo Aan Update Aheyn Ayey La Tahay Wax Qiyaaliya Sikastaba Uqaa...
21/08/2024

🌎 Dunida dhani Hada Waa Social Media Balse Qofkii Jaahila Oo Aan Update Aheyn Ayey La Tahay Wax Qiyaaliya Sikastaba Uqaado Cristiano Ronaldo Waa Hogaamiyaha Dunida iyo Kubada Cagta ⚽️ 3 Hours Ayaa 3.M Lagu Helay 🌎

Adeer Waad Mucaaradi Kartaa Balse Dakuu Heystaa Kaa badan iyo inta Taageerta

The Real Goat 🐐 CR7 🤴 👑 🦁 ⚽️

By Aarka Mudug

Walee Wuu Arkay Dumar Kalla duduwan Oo Uu iskaga dhigay Gabarahaan Ka dibna Sidii Dumarahaan Uu Ku dhexgalay Ayaguna Ays...
25/07/2024

Walee Wuu Arkay Dumar Kalla duduwan Oo Uu iskaga dhigay Gabarahaan Ka dibna Sidii Dumarahaan Uu Ku dhexgalay Ayaguna Aysan Ku Baraarugsaneyn Musiibada Ku dhex Jirta

Dumarku Markasta Waa Dhibaneheena Xitaa Wey inooga badbaadi Layihiin Magacoodii Dumarnimo Oo Waxaa Soo Badanaya Kuwo iska dhig dhigaya Dumar Balse Aan Aheyn Tollow Labeeb Miyaa Horta Malabaaray Waa iga Su.aalle Siduu Iskugu Ekeysiiyay Dumar Ileen Dheel Dheel Laiskuma Ekeysiin Karee

Dumarlaandow Waan idinka Xaal Marineynaa dhaca iyo Boos Riixa Bilahaan iyo Baryahaan Raga Raga Qaar Magac Nala Wadaagaahi Ay idinku Hayaan

Likee
TOP Comments
By Aarka Mudug

BACK-TO-BACK ▶️Lautaro Martínez gool kaliya ayaa Argentina ka caawiya inay difaacdaan  . Waxay 1-0 ku garaaceen Colombia...
15/07/2024

BACK-TO-BACK ▶️Lautaro Martínez gool kaliya ayaa Argentina ka caawiya inay difaacdaan . Waxay 1-0 ku garaaceen Colombia.

Argentina ayaa ku biirtay Spain iyagoo ah dalalka kaliya ee ku guuleysta saddex horyaal oo waaweyn oo xiriir ah.

✅Copa America 2021🥇🏆

✅Koobka Aduunka 2022 🥇🏆

✅Copa America 2024 🥇🏆

Hambalyo Hambalyo Famous Argentina 🇦🇷

Unbeaten Iyo Awood Ayey Ku Qaaday Koobka Xulka qaranka Spain 🇪🇸 Croatia 🇭🇷 3_0Italy 🇮🇹 1_0Albania 🇦🇱 1_0Georgia 🇬🇪 4_1Ge...
14/07/2024

Unbeaten Iyo Awood Ayey Ku Qaaday Koobka Xulka qaranka Spain 🇪🇸

Croatia 🇭🇷 3_0
Italy 🇮🇹 1_0
Albania 🇦🇱 1_0
Georgia 🇬🇪 4_1
Germany 🇩🇪 2_1
France 🇫🇷 2_1
England 🇬🇧 2_1

Spain 🇪🇸 Bilaw ilaa dhamaad Wuxuu Ahaa Xulka Qaranka Ugu Awooda Badan Tartankan Soo Af Meermay Cawada

Hambalyo Famous Laroja Wey U Qalmeen Wuuna La Hoyday

By Aarka Mudug

Cadaal daro iyo Qalbi Jab Ayaa isku Kaa Raacday My Diamond 💎 Cole Palmer No More This is Football  ⚽️ Never Give Up 🔥💪🔥H...
14/07/2024

Cadaal daro iyo Qalbi Jab Ayaa isku Kaa Raacday My Diamond 💎 Cole Palmer

No More This is Football ⚽️

Never Give Up 🔥💪🔥

Hambalyo Hambalyo Hambalyo The Foozayaasha Laroja🏅🏆🏅

By Aarka Mudug

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aarka Mudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share