Hoyiga sportska

Hoyiga sportska Hoiyga ciyaaraha kala soco dhacda kasta oo kubada cagta ah��

17/03/2026

Big Milan 💀

XIDIGAHA UNITED waxaa la sheegay iney rabaan MAN City iney kala soo baxaan booska labaad,kaliya 7 dhibcood ayaa u dhaxey...
17/03/2026

XIDIGAHA UNITED waxaa la sheegay iney rabaan MAN City iney kala soo baxaan booska labaad,kaliya 7 dhibcood ayaa u dhaxeysa

TAN kale City inay gaarto dhibco ahaan Arsenal waxaa ugu fudud UNITED

04/03/2024

Shamuuri one million coins

MAN CITY waa kuftay xitaa hadey badiyaan kulanka u baaqiga hogaanka Liverpool ayaa sii heyn doontaWalina Liverpool'Unite...
17/02/2024

MAN CITY waa kuftay xitaa hadey badiyaan kulanka u baaqiga hogaanka Liverpool ayaa sii heyn doonta

Walina Liverpool'United iyo Arsenal ayaa u dhiman xili aysan xagaagan kooxaha weyn midna aysan ka badin xitaa

Ramadan mubarak dhaman umada musliminta gaar ahaan shacabka somaliyed❤️❤️
22/03/2023

Ramadan mubarak dhaman umada musliminta gaar ahaan shacabka somaliyed❤️❤️

22/03/2023

Mesut Ozil ayaa si rasmi ah u go'aansaday inuu ka fariisto ciyaaraha kubada cagta -waa 34 sano jir

“Waxaan rabaa inaan u mahadceliyo Schalke, Werder, Real Madrid, Arsenal, Fenerbahçe iyo Basaksehir iyo dhamaan asxaabtayda kubada cagta. Waxay ahayd safar cajiib ah,” Ozil ayaa yidhi.

Xigasho:Fabrizio Romano

Arsenal oo gabi ahanba laga cirib tirey tartanka Europe league kadib rigoore rigoore. Sport linpon aya ugudubtey warega ...
16/03/2023

Arsenal oo gabi ahanba laga cirib tirey tartanka Europe league kadib rigoore rigoore. Sport linpon aya ugudubtey warega xiga lana mid noqotey united,sevila,juventus,iyo kooxi kale

Kooxd manchester unitd aya usoo baxen warega sideed dhamadka ee tartanka Europe League,sido kalena kaxda juventus oo iya...
16/03/2023

Kooxd manchester unitd aya usoo baxen warega sideed dhamadka ee tartanka Europe League,sido kalena kaxda juventus oo iyaga soo baxen

Henry oo Heysan kari  waayay cimaamada haaland kadib wacdarihii xalay ee 5ta Goal
15/03/2023

Henry oo Heysan kari waayay cimaamada haaland kadib wacdarihii xalay ee 5ta Goal

Reer Liverpool fanaanadii kulankii soo laabashada Barcelona ay ku sameynayeen Camal caawa (Marna ha is dhiibin Camal aye...
15/03/2023

Reer Liverpool fanaanadii kulankii soo laabashada Barcelona ay ku sameynayeen Camal caawa (Marna ha is dhiibin Camal ayey wadaan markana

REAL ayaa garaacday Liverpool 6 kamid todobadii ciyaar ugu dambeeyay

Manchester city ayaa uso baxdey warega 8-da kadib 7_0 ay ku garacen lespigOgowna Shan kamid ahna halaand aya dhaliye!
14/03/2023

Manchester city ayaa uso baxdey warega 8-da kadib 7_0 ay ku garacen lespig

Ogowna Shan kamid ahna halaand aya dhaliye!

Address

Mogadishu

Telephone

+252613959478

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoyiga sportska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category