Iskaashi sports

Iskaashi sports official page

12/06/2026

-4 Wareysi : qaar kamid ah Dadweynaha reer cadaado iyo Garsoore

12/06/2026

-3 Wareysi : qaar kamid ah Dadweynaha reer cadaado iyo Garsoore

12/06/2026

-2 Wareysi : qaar kamid ah Dadweynaha reer cadaado iyo Garsoore

12/06/2026

-1 Wareysi : qaar kamid ah Dadweynaha reer cadaado iyo Garsoore

   :  RASMI: Omar Artan ayaa dhex-dhexaadin doona tartanka UEFA Super Cup kadib markii laga reebay Koobka Adduunka! ๐Ÿคฉ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดS...
11/06/2026

: RASMI: Omar Artan ayaa dhex-dhexaadin doona tartanka UEFA Super Cup kadib markii laga reebay Koobka Adduunka! ๐Ÿคฉ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Sheekada Omar Artan ayaa yeelatay weji cusub oo lama filaan ah. Kadib markii loo diiday inuu galo Mareykanka si uu uga qayb galo Koobka Adduunka, dad badan ayaa u arkayay inay taasi dib-u-dhac ku tahay xirfaddiisa. Laakiin hadda wuxuu garsoori doonaa ciyaarta UEFA Super Cup bisha Agoosto.

Taageerayaasha Soomaaliyeed waxay u soo dhoweynayaan sidii geesi qaran, wuxuuna hadda helayaa fursad weyn oo uu isku muujiyo masraxa caalamiga ah kulanka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa ๐Ÿ†

Waad mudan tahay tan, Omar. ๐Ÿฅน๐Ÿ‘๐Ÿผ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

DEG DEG: war farxadleh Musharax madaxweyne libaan axmed xasan ayaa 50.000 Konton kun oo dollar siiyay kuna dhiira geliye...
11/06/2026

DEG DEG: war farxadleh Musharax madaxweyne libaan axmed xasan ayaa 50.000
Konton kun oo dollar siiyay kuna dhiira geliyey garsoore omar artan

Xiriirka Kubadda Cagta Europe ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in Omar Abdulkadir Artan loo xushay in uu garsoore ka noqdo Supe...
11/06/2026

Xiriirka Kubadda Cagta Europe ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in Omar Abdulkadir Artan loo xushay in uu garsoore ka noqdo Super Cup-ka Europe ee u dhaxeeya iyo oo ka dhacaya Magaalada .

Garsoore Cumar cartan oo sheegay inaanu waligii yeelan X ama h**e loo odhan jiray  Twitter-ka :Garsoorahan ayaa sheegay ...
11/06/2026

Garsoore Cumar cartan oo sheegay inaanu waligii yeelan X ama h**e loo odhan jiray Twitter-ka :

Garsoorahan ayaa sheegay in la xaqiijiyey Akoonadiisa balse akoonada kale ee aad aragtay aanay matalin isagoo sheegay inuu arkay hadalo aanu akoonadiisa soo dhigin inuu ka xumaaday .

Madaxa FIFA oo nasiib daro ku tilmaamay wixii ku dhacay Garsoore Cumar Cartan sidoo kalana sheegay in Fifa maamuli karin...
10/06/2026

Madaxa FIFA oo nasiib daro ku tilmaamay wixii ku dhacay Garsoore Cumar Cartan sidoo kalana sheegay in Fifa maamuli karin Dawladaha:

Madaxa kubadda cagta adduunka FIFA, Gianni Infantino ayaa difaacay sida uu u maamulayo Koobka Adduunka, maalin kahor furitaanka koobka. Shir jaraaโ€™id oo u uku qabtay Mexico ayuu Infantino ku sheegay in FIFA aysan xukumi Karin dowladaha, sidoo kalana wax walba maamulin. Laakiin waxa uu nasiib daro ku tilmaamay wixii ku dhacay garsooraha Soomaaliga Cumar Cartan oo la filayay inuu garsoore ka noqdo koobka addunka, kaas oo loo diiday kooba aduunka

Dhan kale Infantino waxaa uu difaacay qiimaha tikidhka koobka adduunka, kadib cabashooyin balaadhan oo laga muujiyay.

Beri oo Khamiis ah ayaa la filayaa inuu furmo Koobka Adduunka , iyada oo mid kamid ah martigaliyayaasha koobka oo ah Mexico ay caasimada dalkaasi kula ciyaaraysi dalka Koonfur Afrika

Madaxda ciyaaraha dunida ayaa si weyn u taageerey Garsooraha Soomaaliyeed, Cumar Cartan, iyada oo Garsoorihii h**e ee FF...
09/06/2026

Madaxda ciyaaraha dunida ayaa si weyn u taageerey Garsooraha Soomaaliyeed, Cumar Cartan, iyada oo Garsoorihii h**e ee FFA, Mr.chief Keith uu jeediyey FIFA in ay Cumar siiso magdhow gaadhaya $100K, sida uu u sheegey FootBallInsider.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iskaashi sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category