Holac academy

Holac academy WELCOME HOLAC ACADEMY PAGE

Mach day✌ 🏺Ramadan cup🏟Qanjir stadium🕣Kick off 4:00pm
21/03/2024

Mach day✌
🏺Ramadan cup
🏟Qanjir stadium
🕣Kick off 4:00pm

Dhamaan tageerayasha ku xiran barteena page waxaan idin ogaysiinayaa inoo Bilaaban doono codaynta pleyarada kat...
18/03/2024

Dhamaan tageerayasha ku xiran barteena page waxaan idin ogaysiinayaa inoo Bilaaban doono codaynta pleyarada katirsan naadiga kubada cagta ee holac football academy

Soo dhawaynta bisha Ramadan awgeed

Waxa uu ahaa MAN OF THE MACH kulankii lasoo dhafay ee Ramadan cup oo aan ubaxnay naadiha kubada cagta ee Tayo academy ha...
16/03/2024

Waxa uu ahaa MAN OF THE MACH kulankii lasoo dhafay ee Ramadan cup oo aan ubaxnay naadiha kubada cagta ee Tayo academy hambalyo Nuurkey

Tiimkii aan ku faani jiray   tiimkii aan rajada ulahaa mar un inaan kamid noqdo Waa tiim isku filan waxna qabsankara mar...
15/03/2024

Tiimkii aan ku faani jiray tiimkii aan rajada ulahaa mar un inaan kamid noqdo
Waa tiim isku filan waxna qabsankara markay xalad adag soo wajahdo
Waxaynu nahay da'yartoodii ama jiilka cusub oo hadda soobaxaya isla markaana wayna garabtaagan yihiin oo nama liidin
Alla yaci-zag

Victor Abkow

Hambalyada waa xagiina.       Championska dunida💯💯💯💖💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
23/02/2024

Hambalyada waa xagiina. Championska dunida💯💯💯💖💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

My players habeen wanagsan 🌍🌎🏡
06/02/2024

My players habeen wanagsan 🌍🌎🏡

18/08/2023

Argentina vs Scotland's Amazing comeback

16/08/2023

The goal of the season women's football

Address

Mogadishu

Telephone

+252613023891

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Holac academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category