Mahamed Mahamuud Deeq

Mahamed Mahamuud Deeq " Bulsho Feker hormarineed leh Hogaaan Fulin asluubeysan leh "

Permanently closed.
09/05/2026

Qoor Qoor iyo Galmudug
Maamulka Galmudug waxaa horey usoo maamulay madaxweyne Abdikariim Xusen Guuleed sidoo kale waxaa Soo maamulay cabqariga dhaqanka iyo siyaasadda Madaxweyne Ahmed duale geele Xaaf iyadoo Dhibaato ka dhicin ayuu sahmiyey mowjadaha siyaasad ee dul hoganayo isagoo awood buuxdo leh ayuu si nabad ah ugu wareejiyey Qoor Qoor oo in muddo ah Dhibaato ku hayey maamulka dhisnaa ee Galmudug.

Madaxweyne Ahmed Abdi kariye Qoorqoor haatan wuxuu noqday caqabad siyaasad lagu qasban yahay in la Iska hor wareejiyo .
Tusaale .
Federalka wuxuu duulaan cad ku yahay maamula Puntland waxaana ku hor,go,an Qoorqoor aan dooneyn in halkaas tilaabo qaran in laga qaado .

Dhanka kale ee xaaji saleebaan Degmada Cadaado dhexdeeda ayuu maalin walba isbaaro dhigtaa isagoo mooryaan ku jifo ah u adeegsanayo carqaladeynta maamulka Degmada kaas oo ka dhaxeeyo re xaji saleebaan.

7sano ayuu meesha joogay dadkana ku hayey indha sarcaad aan inaba caadi aheyn taas bedelkeeda taahan waxaa la gudboon jidka cabqariga in uu qaado tartiib iskaga Soo wareejiyo re Galmudug iyaga nidaamkooda dhisanayo haddii aad diido Galmudug kaama dambeeneyso adiga ayaa horey lagugu saadayaa sida beydhabo kusimo xamar looga magacaabay baa arinta isku bedele.

Marka aad sharciyada heysatay adiga saleebaan kala Dilay midba geed geliyey haatan suuragal ma ahan in hubkaas re xaaji saleebaan in lagugu difaaco .

بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Waxaan halkaan si rasmi ugu cadeenaya Bulsh...
11/12/2025

بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله رب العالمين
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Waxaan halkaan si rasmi ugu cadeenaya Bulshadeyda degan Degmda Hodan in aan ahay Musharax gole deegaan Degmada Hodan .

Igu dooro intaan .

1. Hufaan & Daacadnimo
2. Wada tashi iyo xilkasnimo
3. Aqoon iyo waayo aragnimo

Astaanta xisbiga Horyaal Qaran waa 45

" Muwadin Codkaaga kaaga ahay Marti "

26/08/2025

Dulmi nin faley
Iyo midkii ku daawadey
Makala Dhib yaro .

Rahmo Mohamed Abdirahman waa gabar maskiin ah dhimirka la fadlan ciddii aragto haku hagaajiso miisaanka Dhuxusha Towfiiq...
22/08/2025

Rahmo Mohamed Abdirahman waa gabar maskiin ah dhimirka la fadlan ciddii aragto haku hagaajiso miisaanka Dhuxusha Towfiiq Tel: 0615369823 .

07/08/2025

DHEEHBILE CLEANING Waa Shirkad u Adeegto bulshada

16/06/2025

Bahda Madasha Horumarinta Bulshada Hirijire waxay Hambalyo udirayaan Cabdullaahi Cilmi Calas oo loo magacaabay Gudoomiye kuxigeenka Maamulka Magaalada Docoley.

Cabdullaahi waa xubin firfircoon oo katirsan Bahda Madasha wuxuuna kaqeyb qaatay howlo muhiim u ah Bulshada Deegaanka.

14/11/2024

Maamul goboleedka 15sano Hal qof iska maamulo aan wax bedel iyo nolol deegaan aan ka jirin hadane xeli walba doonayo muddo cusbooneysiin .

Dalka hadda waxaa maamulo qeyb ahan wuxuu ka helay talada ugu sareyso mid ka mid ah wuxuuna doonaya dantiisa shaqsi in uu qabiilka weyn ee ka degan bariga Africa 23% in uu isaga shaqsi ahaan muraadkiisa u qaribo wax walba .

Ogaden taariiqda manta hortaal waa mid u yeeli Karto mustaqbal xumo siyaasadeed ama sumcad weyn uu ka gaaro hadafka siyaasadda Laga gaaro .

Qabiil ahaan iyo maamul ahaan uma qasaarin xeligaan ka hor laakiin hadda wuxuu taagan yahay meel isgows ah wuu ku kala gaari karo darajo kore iyo mid hoose .

Somalia waxaa keliya la iska qiimeyo waa in qabiilkaaga kugu qanacsan yihiin haddii kale shaqsi ahaan iyo maamul ahaan waxaa u noqone wax macna weyn ku laheyn miisaanka siyaasadda dalka .

Beesha miisaanka weyn yeelatay ee hadda katalisa in ka badan 3dowlad waxaa hadda la gudboon in siyaasadda aheyn wax garbaha qof iska saarto ee waa in ay muujiyaan in siyaasadda aqoon , qibrad iyo awood ku wadi karaan Hal qofna uusan go,aanka beesha laheyn , haddii kale iyaga iska lumiyey culeyska Laga filanaayey ee beesha leedahay .

Jubaland waa meel munaasib u ah in isbedel yimaado siyaasadana noqoto meel Laga jaan gooyo.

Gudoomiyaha Waaxda Galmudug ee degmada Garasbaley gobolka banadir ayaa kulan Soo dhaweyn iyo garab istaag loogu muujinay...
08/11/2024

Gudoomiyaha Waaxda Galmudug ee degmada Garasbaley gobolka banadir ayaa kulan Soo dhaweyn iyo garab istaag loogu muujinayo galabta Kala qeyb qaadanay annago ah dhalinyarada degan degmada Garasbaley ee gobolkaan banadir.

Waxaan leenahay gudoomiye shaqa qaran oo balaaran baa kuu taal alle hakula garab Galo wixii talo iyo tusaaleyn weynu kula garab taaganahay xeli walba .

Shaqa masuuliyad qaran ah baa heydaa alle ma kugu fashilo guul baa kaaga rajeynaya iyo in aan ceeb kaa raacin .

Yahuda oo cibaado iyo wax aqrin ka bilaabay gobolada mareekanka iyagoo dareemayo culeysyo dhaqaale iyo mid military.
05/11/2024

Yahuda oo cibaado iyo wax aqrin ka bilaabay gobolada mareekanka iyagoo dareemayo culeysyo dhaqaale iyo mid military.

Ahead of election day, Israelis offered special prayers for America from a significant biblical site, the Ancient city of Shiloh where the Ark of the Covenan...

18/08/2024

Dhaqaale qaadasho waa la gartaa laakiin Shacab in wax lagu celiyo maxaa loo garan la yahay ?!!

16/08/2024

Contract Colaad ah aan Laheyn End time ninkii saxiixay maxaa lagu tilmaami karaa !

Address

Mogadishu
HAKUUWACNAADOWAAYAHA

Telephone

+252615950887

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahamed Mahamuud Deeq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mahamed Mahamuud Deeq:

Share