Guul Wade FC

Guul Wade FC Page kii h**e oo naga baxay hawada keena cusub Ku soo dhawada page ka rasmiga ee Guul wade FC

Gaar ahaan waxaan halkan ugu hambalyeneyna Player ka Team Guul Wade FC oo waa jibaad kiisa Qaran gutay Abdirahiim Zantos...
15/10/2022

Gaar ahaan waxaan halkan ugu hambalyeneyna Player ka Team Guul Wade FC oo waa jibaad kiisa Qaran gutay Abdirahiim Zantos oo galabta badhig cajiib ah sameyey waxaana uu dhaliyey 2 Goals waxana dhihi karnaa best a striker in Somalia waxan dhaman tageerayasha iyo ciyaartoyda teamka Guul Wade Fc kalatirsan ey kuleyihiin Hambalyo dadalka aad sameysay intaa ka sii laba jibaar Somalia somaali baa leh FORCE SOMALIA Ocean stars🌟 πŸ‡ΈπŸ‡΄

Alx waxaan halkan ugu hambalyeneyna ciyartoda xulka kubada cagta somali oo ku guleysatay tartanka da,yarta ee (AFCON -CE...
15/10/2022

Alx waxaan halkan ugu hambalyeneyna ciyartoda xulka kubada cagta somali oo ku guleysatay tartanka da,yarta ee (AFCON -CECAFA Zonal) Somalia somaali baa leh FORCE SOMALIA Ocean stars 🌟 πŸ‡ΈπŸ‡΄

Team Guul wade Fc marnaba no hoos πŸ’ͺ⚽️
15/10/2022

Team Guul wade Fc marnaba no hoos πŸ’ͺ⚽️

Waqti qurux badan Team Guul Wade Fc football cup
15/10/2022

Waqti qurux badan Team Guul Wade Fc football cup

07/10/2022

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guul Wade FC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category