05/07/2022
Ogeysiis ogeeysiis
Dhamaan dad weynaha soomaaliyeed meel wolboo dunida ay kajoogaan waxaa la ogeysiineya in machadka al qamar qur'aan online mar kale uuu qaadanaayo ardey cusub taasoo logu gonleyahay in jaaliyadaha soomaaliyeed meel wolboo ay joogaan laga hagab tiro barashada qur'aanka iyo tarbiyada islaamka fadlan laxiriir nambarada shaashada kaaga muuqda ( +252618004479/ +252615623303) ama [email protected]