Jubba Football Club

Jubba Football Club Kusoo dhawoow page-ka kooxda kubada cagta ee Jubba Football Club

Eid Mubarak Jubba - family
19/03/2026

Eid Mubarak Jubba - family

Our Next Match ⚽🔥 Somali National league  Heegan Sports Club vs Jubba Football Club
14/03/2026

Our Next Match ⚽🔥
Somali National league
Heegan Sports Club vs Jubba Football Club

JIMCO WANAAGSAN
20/02/2026

JIMCO WANAAGSAN

Bismillaah Galabta waxaan ciyaareynaa kullankeenna ugu horreeya ee horyaalka Somali National league  2025/26, Waxana la ...
15/02/2026

Bismillaah

Galabta waxaan ciyaareynaa kullankeenna ugu horreeya ee horyaalka Somali National league 2025/26, Waxana la ciyaareynaa kooxda dhigeena ah ee GAADIIDKA FOOTBALL CLUB.

07/01/2026

Galabta waxaan guul muhiim ah ka gaarney kooxda dhigeenna ah ee Waxool kulan ka tirsan koobka faca wayn ee GENERAL DA’UD CUP.

Waxana usoo gudubney wareega xiga ee tartaan, waxaana is wajihi doonaa kooxda Dekedda.

Forze Jubba Football Club 💪

Waxaa xaley la sameeyey iska aadka Horyaalka Somali National league  25/26.Kulankeenna ugu horreeya waxaan la ciyaareyna...
23/12/2025

Waxaa xaley la sameeyey iska aadka Horyaalka Somali National league 25/26.

Kulankeenna ugu horreeya waxaan la ciyaareynaa Kooxda dhigeena ah ee Gaadiidka.

26 sano ka dib Coach Abdinour Warka waa macalinka nasiibka u yeeshay in uu kooxda Jubba Football Club usoo dalacsiiyo ho...
04/10/2025

26 sano ka dib Coach Abdinour Warka waa macalinka nasiibka u yeeshay in uu kooxda Jubba Football Club usoo dalacsiiyo horyaalka heerka kowaad ee dalka.

Guushan taariikhiga ah iskama imaan ee waxey ku timid dadaalka, xirfadda, iyo niyadda adag ee ciyaartooyda, macalimiinta iyo maamulka kooxda.

Address

Hamar Jajab
Mogadishu
00252

Telephone

+252615536588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba Football Club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubba Football Club:

Shortcuts

Share

Category