Mohamed isxaaq ibraahim

Mohamed isxaaq ibraahim Hoyga Ciyaaraha Dalka.

Kal saraynta Horyaalka Heerka Koowaad Ee Somali Premier League 2021-2022.
04/08/2022

Kal saraynta Horyaalka Heerka Koowaad Ee Somali Premier League 2021-2022.

DEG DEG: Kooxda Horseed Xidigo Katirsan Oo Qaranka Lagu Daray Ayaa Kamaqan Kulan Casho Ah Oo Qaranka Loo Sameeyay.Farxaa...
18/07/2022

DEG DEG: Kooxda Horseed Xidigo Katirsan Oo Qaranka Lagu Daray Ayaa Kamaqan Kulan Casho Ah Oo Qaranka Loo Sameeyay.

Farxaan Xidig,Ibraahim Rasta,Qubaaye Iyo Ayman Ayaa Gabigooba Hoolka Kamaqan Ayadoo Bari Qaranka Uu Migdisho Ka Ambabixi Doono.

SOMALIA NATIONAL FOOTBALL TEAM 🇸🇴⚽️ 23 MAN SQUAD TO FACE TANZANIA 🇹🇿 GUUL IN SHA ALLAH
18/07/2022

SOMALIA NATIONAL FOOTBALL TEAM 🇸🇴⚽️ 23 MAN SQUAD TO FACE TANZANIA 🇹🇿 GUUL IN SHA ALLAH

HUGO EKITIKE ⚽️ 🤝Pris Saint Germain ayaa la soo wareegtay da’a yarkii dhanka weerarka ee Kooxda Reims Hugo Ekitike, waxa...
16/07/2022

HUGO EKITIKE ⚽️ 🤝

Pris Saint Germain ayaa la soo wareegtay da’a yarkii dhanka weerarka ee Kooxda Reims Hugo Ekitike, waxaa aad loola xiriirinaayay Kooxda Newcastle United, balse ugu dambeeyn wuxuu ku biiray Kooxda Caasimadda Faransiiska ka dhisan.

Rasmi:-Bayer Munich ayaa shaacisay in Robert Lewandowski  uu ku biiray Barcelona.
16/07/2022

Rasmi:-Bayer Munich ayaa shaacisay in Robert Lewandowski uu ku biiray Barcelona.

Tababaraha kooxda Bayern iyo Lewandowski macsaameentii ugu dambeesay ee xerada tababarka. Ree Barcelona weeraryahan waa ...
16/07/2022

Tababaraha kooxda Bayern iyo Lewandowski macsaameentii ugu dambeesay ee xerada tababarka. Ree Barcelona weeraryahan waa hesheen goolal ganleey camal wa aniilagu beegaa sanadkaan.

Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa guul ka gaaray xidigaha Ajaanibta Soomaaliya ka ciyaarta.Xidigaha Qaranka oo galabta kulan...
15/07/2022

Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa guul ka gaaray xidigaha Ajaanibta Soomaaliya ka ciyaarta.

Xidigaha Qaranka oo galabta kulan saaxibtinimo la qaatay Ciyaartoyda Ajaanibta, xulka Qaranka Soomaaliya ayaa 4-1 ku adkaaday.

Chelsea ayaa ku dhawaaqday saxiixa Raheem Sterling ✍✅Milkiilaha cusub shaqo ayuu diyaar uyahay
13/07/2022

Chelsea ayaa ku dhawaaqday saxiixa Raheem Sterling ✍✅

Milkiilaha cusub shaqo ayuu diyaar uyahay

Fanaanada away ay ciyaari doonta kooxda Liverpool xilli ciyaareedka cusub
12/07/2022

Fanaanada away ay ciyaari doonta kooxda Liverpool xilli ciyaareedka cusub

Horyaalka Dalka Somali Premier League oo an maanta la ciyareynin warar  aya shegayo in Horyaalka hakad gali doono  mudo ...
11/07/2022

Horyaalka Dalka Somali Premier League oo an maanta la ciyareynin warar aya shegayo in Horyaalka hakad gali doono mudo bil ah arimaha Xulka qaranka dartiis madama xulka qaranka Somalia qeybihisa kala duwan ey ka qeyb galayaan tartamo dibada ah

Labo Xul ayaa dhawaan ka qeyb gali doono tartamo dibada ah xulka 20 jira iyo xulka waaweyn dabayaaqada bishaan ayeyna u safrayaan Wadama Sacudi Caribiya iyo wadanka Tanzania

Pep Guardiola wuxuu aaminsanyahay in uusan jirin ciyaaryahan ka weyn kooxda.
11/07/2022

Pep Guardiola wuxuu aaminsanyahay in uusan jirin ciyaaryahan ka weyn kooxda.



Kooxda Kubada Cagta Jeenyo Football Club wa diyaar qolka labiska ayena ku suganyihiin Halka Kooxda Raadsan S.C. oo Kulan...
10/07/2022

Kooxda Kubada Cagta Jeenyo Football Club wa diyaar qolka labiska ayena ku suganyihiin Halka Kooxda Raadsan S.C. oo Kulankan Jeenyo la balansaned ay garoonka ka maqanyihiin.

Wa arki doona Hadii Jeenyo Forfeit dhibcaha lagu siin doono iyo Hadii kale.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252619747282

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed isxaaq ibraahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed isxaaq ibraahim:

Share