Mohamad Dhaayow

Mohamad Dhaayow Xaliye

29/04/2022

Sqlaam asxbta

Astaanta degmada buur hakaba
13/04/2022

Astaanta degmada buur hakaba

13/04/2022

Ramadan Kariim

06/01/2022

War bege kan ii kala kiciya

18/04/2021

Ha dhiman geerida ka hor

Marka aad qof dhibaateysan caawiso, qalbigiisana farxad gelisoWaxey ka mid tahay daqiiqadaha nolashaada ugu quruxda bada...
03/04/2021

Marka aad qof dhibaateysan caawiso, qalbigiisana farxad geliso

Waxey ka mid tahay daqiiqadaha nolashaada ugu quruxda badan

Dhiirigelintu waa sida cunto maskaxda la siinayo kagama dhergasid hal fadhi waa in aad ku soo noqnoqodka badisaa.Dhiirig...
23/03/2021

Dhiirigelintu waa sida cunto maskaxda la siinayo kagama dhergasid hal fadhi waa in aad ku soo noqnoqodka badisaa.
Dhiirigalintu waa dhaqaajiyaha naftaada waa ka sabab u noqda inuu qofku uu qabto hawl heerkeedu aad u sareeyo, gaadhsiyana natiijo aad u wayn waana furuha keena inuu qofku gaaro guul,ogsoonaw gaadhigu ma socdo bilaa shidaal, dadkuna waa sidoo kale guul ma gaaran ilaay helaan dhaqaajiye (dhiirigalin) Hadaba dhaqaajiyaha nafeed waxaad kuheli kartaa adigoo naftaada tuso aragti fiican sidaa ayaad guul ku gaari kartaa.Dhiirigalinta waxaa kamid ah ineey dadku kugu dhiirigaliyaan, inuu waalidkaaga ku dhalay kugu dhiirigaliyo hankaaga iyo himiladaada ama inaad adigu naftaada isku dhiirigaliso wanaaga. Qofka bini aadanka haduu helo dhiirigalin iyo daryeel joogta ah waxaan shaki ku jiri inuu nolosha guul ka gaari karo kuna noolaaneyo farxad iyo reyn reyn

17/03/2021

Ma Ogtahay in qofka ay saaxiibtinimadiisu wax ku tari wayday aanay cadaawaddiisuna waxba ku yeelayn.

Address

Jaale Siyaad Street
Mogadishu

Telephone

+252618722151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamad Dhaayow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamad Dhaayow:

Share