Hortaada eeg hana jee jeesan

Hortaada eeg hana jee jeesan ku soo yaaca aan kala faa iid nee

16/03/2022

Barashada Nafaqada:
NUUCYADA NAFAQADA IYO
SHAQADOODA:

Nafaqo ayaa guud ahaan waxa ay tahay sheey ama kimiko aad cuneyso si aad uga hesho tamar, caafimaad iyo koritaanka jirkaaga si aad u sii noolaato.
Nafaqada ayaa guud ahaan waxaa loo kala qeybiyaa labaa nuuc oo waaweyn oo kala ah :
a) kuwa tamar looga baahan yahay oo loo yaqaan energy giving food.
b) iyo kuwa kale oo aan tamar looga
baahneyn oo ayagana loo yaqaan non-energy giving food.

a)Energy giving food waxaa ka mid ah sadexdaan nuuc ee nafaqo ah:-
a) Carbohydrates
b) Fats
c) Proteins.

b)Non-Energy giving food wax aka mid ah
kuwaan hoos ku xusan:-
a) Vitamins
b) Minerals
c) Water

Maku waani laheyd walalkeena khadar  keeyow in uu noqdo askari katirsan xooga dalka
04/07/2020

Maku waani laheyd walalkeena khadar keeyow in uu noqdo askari katirsan xooga dalka

reer health care su.aasha kuu muqata kawabteeda tiim soyaft waan idinka donayaa wax iigaga sheega
24/06/2020

reer health care su.aasha kuu muqata kawabteeda tiim
soyaft waan idinka donayaa wax iigaga sheega

23/06/2020

horey ma.Wada soconaa asxabtey daay

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hortaada eeg hana jee jeesan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share