Abdifatah Kante

Abdifatah Kante Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifatah Kante, Mogadishu.

Alhamdulillah QofwalBO waxa ku dhacayo cid ogan karto MaLaHaN waxwaLBO Bilow iyo dhammaaD Ayey Leeyihiin waa HaBeen-nimo...
20/08/2025

Alhamdulillah
QofwalBO waxa ku dhacayo cid ogan karto MaLaHaN waxwaLBO Bilow iyo dhammaaD Ayey Leeyihiin waa HaBeen-nimo ArBaco aH
2️⃣0️⃣/8️⃣/2️⃣0️⃣2️⃣5️⃣ugu DamBeyn waxa isaga Tagay kooxDa MCC
Goordhow waxa Rajeynaa inan garoomaDa DIB ugu soo LaaBan Doono inshallh 🙏🤲

AlhamdulillahSafarkeyga Bilowgiisa wuu ii wacnaa Wllheyga INaN Bilow Fiican Laso qaaTay lknse uusan ii Noqonin dhamaaDki...
17/05/2025

Alhamdulillah
Safarkeyga Bilowgiisa wuu ii wacnaa Wllheyga INaN Bilow Fiican Laso qaaTay lknse uusan ii Noqonin dhamaaDkiisa MID anga ii wacnaa SI walpo Ay aHaaTO waxa illah inoo Rumeeyey Waxa Usoo RafaaDnay
DHammaan Family MCC HamBaLYO FarxaDaan QeyB weyn ayad ku Leedihiin🏆❤️💙

Alhamdulillah xaallaD Walpo aaD ka sugan Tahay Illah aya uBaaHan inaaD UmaHaD celiso🙏🤲Muddo aya waxa garoomaDa ugu maqan...
05/05/2025

Alhamdulillah xaallaD Walpo aaD ka sugan Tahay Illah aya uBaaHan inaaD UmaHaD celiso🙏🤲
Muddo aya waxa garoomaDa ugu maqanaHay Angoo RaBay inan saacido kooxDeyDa lknse Dhaawac aaD iyo aad udaran iso gaaray intaan kuppad ciyarayey manan arkn midkan midka sii Daran lknse waxa Rajeyna mardhow inan DIB Ugu Soo LaaBTO GaroomaDa inshallh walipo Angoo SIDii H**eyti midka Sii adag inshallh
Kaliya waxa idinka Codsanayaa inaaD iso Duceysaan inu illah ducadiina ii aqpalo inshallh🙏🤲

Alhamdulillah 🙏🤲
08/02/2025

Alhamdulillah 🙏🤲

Alhamdulillah MaanTa waxaD BeeRaTID AyaD BERITO Heleysaa One Family ❤️💙
01/02/2025

Alhamdulillah
MaanTa waxaD BeeRaTID
AyaD BERITO Heleysaa
One Family ❤️💙

Qofne Haka sugin shaqada adag inuu kugu dhiiri-galiyo Lknse Qofwalpo wuxu kugu SaCaB Tumaa Guullaha aaD gaarto 🔥❤️🤝
26/01/2025

Qofne Haka sugin shaqada adag inuu kugu dhiiri-galiyo Lknse Qofwalpo wuxu kugu SaCaB Tumaa
Guullaha aaD gaarto 🔥❤️🤝

H**e USoco SI walpo wadooyiinka u adag yihiinWaxay kugu Hogaaminayan MeeL Maamuus LeH💪🩸
19/01/2025

H**e USoco SI walpo wadooyiinka u adag yihiin
Waxay kugu Hogaaminayan MeeL Maamuus LeH💪🩸

Ha is dhiibin Hana Raja dhgin Maalin MaaLMaHa kamiD AH NaFTaaDa Aya umaHad celin DoonTaa 🤝❤️🔥🩸
09/01/2025

Ha is dhiibin Hana Raja dhgin
Maalin MaaLMaHa kamiD AH NaFTaaDa Aya umaHad celin DoonTaa 🤝❤️🔥🩸

Sawirka waxa igu whelinaayo my dear pig prother Captain Ciise apdulkadir Hussein 🙏❤️
06/01/2025

Sawirka waxa igu whelinaayo my dear pig prother
Captain Ciise apdulkadir Hussein 🙏❤️

QofwaLBO guulleysTo wuxu LeeyaHay     SHeeko xanun LeH SHeeko waLBO Xanun Leh DhamaaDkeDane Waaa GUUL 🩸💪🫡
04/01/2025

QofwaLBO guulleysTo wuxu LeeyaHay
SHeeko xanun LeH
SHeeko waLBO Xanun Leh DhamaaDkeDane
Waaa GUUL 🩸💪🫡

Marwalpo aaD joog Teyso DaDaalkaagaWaa Marwpo aaD  guusHaaDa usii dhawaneyso💙❤️
14/12/2024

Marwalpo aaD joog Teyso DaDaalkaaga
Waa Marwpo aaD guusHaaDa usii dhawaneyso💙❤️

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Kante posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share