Deyniile academy

Deyniile academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deyniile academy, Sports Team, Mogadishu.

Inaalillhi waa inaa illeyhi raajicuunAllha unaxariista wllken Yusuf qabriga allha uwaasiciya kitabkiisa midigta allha si...
29/08/2026

Inaalillhi waa inaa illeyhi raajicuun
Allha unaxariista wllken Yusuf qabriga allha uwaasiciya kitabkiisa midigta allha siiya
Marti lajecel yahay allha ka dhiga janada allha ugu bishareya intii uuka baxay wllken Yusuf
Ehel iya asxaab samir allha ka siiya

Waxan xanunka iya murugada la qeysaneynaa
Maamulka iya mcliminta tem shangole AC
Macalin mahad cabdi nuur iya ciyartoydiisa

Samir allha idinka siiya ciyaryahankii manta geriyoday runtii geeri xanun badan ayey ehed

Anagoo isku duuban maamulka deyniile AC iya oll ciyartoyda waxan idin leenahay samir iya iiman allha naga wada siiya wllkey Yusuf nin qiima badan ayuu ahaa

17/01/2026

Inaa lillhi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariista qabriga allaha uwaasiciya Kitaabkiisa midigta allaha ka siiya

Anoo ku hadlaaya magaca kooxda iya keyga
Waxan xanuunka iya dareenka geerida ku timid wllkn cabdi raxman laqeyb saneynaa qoyska iya ehelka asxbta uu kabaxay wllkn cabdi raxman waxan leeyahay samir iya Iimaan allaha naga Siiiya wllken

06/12/2025

Inaa lillhi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxariista janada Allaha ugu bishaareeya Kitaabkiisa midigta allaha ka siiya
Waxan tacsida la qeysanayaa
Waalidiinta iya wallaha iyo dhaman asxbtiisa

Si qaas ah waxan xanuunka laqeysaneynaa
Anagoo isku duuban.

Temka wllaheyn S.I.B IYA CIYARTOYDA KOXDA
SAMIR IYA IIMAAN ALLHA IDINKA SIIYA
mclnkena.

Deyniile jr 3 vs suuqa canaha 0Kulankii manta
12/04/2025

Deyniile jr 3 vs suuqa canaha 0

Kulankii manta

12/04/2025

Deyniile academy
Kulankii manta

Deyniile AC 6 vs xurninimo 0

07/03/2025
Qeybtii h**e horyalka  deyniile RAMADAAN CUP
07/03/2025

Qeybtii h**e horyalka deyniile RAMADAAN CUP

Address

Mogadishu

Telephone

+252615238385

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deyniile academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category