Cazaam pio

Cazaam pio sports

Achraf Hakimi ayaa yiri "hadii aan kareebno xulka France koobka aduunka sidee ayaan ugu laaban doonaa magaalada ParisπŸ˜…."
12/12/2022

Achraf Hakimi ayaa yiri "hadii aan kareebno xulka France koobka aduunka sidee ayaan ugu laaban doonaa magaalada ParisπŸ˜…."

12/12/2022

Wariye Moroccan ah oo farxadu qaaday ayaa yiri "waxaan ahay wariye Moroccan ah waxaan ku hadli doonaa luqada English-ka ilaa ay suurtagal noqoto inay ifahmaan wariyaasha/saxaafadda waxa aan leeyahay,Yassine iyo Coach Woalid maanta waxaad sameyseen taariikh,madoonayo inaan su'aal idin waydiiyo kaliya waan idiin mahadcelinayaa,waxaan rabaa inaan idiin mahadceliyo maxaa yeelay midaan horay umaysan dhicin/laguma arag dhanka kubadda cagta wadanka Morocco, waxaad sooceliseen kalsoonida da'yarta guud ee wadanka Morocco. 40M oo Moroccan ah ayaad kufaraxsan waxaad maanta sameyseen,waad mahadsan tahay Coach Woalid waad mahadsan tahay Yassine Bounou wax kasta oo aad qabateen.

Maadaama koobka aduunka uu marayo meel gabogabo ah ee wareega Semifinal-ka ama nus dhamaadka. Yay kula tahay inay qaadan...
12/12/2022

Maadaama koobka aduunka uu marayo meel gabogabo ah ee wareega Semifinal-ka ama nus dhamaadka. Yay kula tahay inay qaadan karaan sadexdaan abaalmarin. Best Player of the World Cup Ciyaar yahankii ugu fiicnaa World Cup ka,Golden Boot ka kabta dahabiga ah ee lasiiyo ciyaar yahanka ugu goal dhalinta badan iyo Golden Gloves ka gacanta dahabka ee ka lasiiyo goal-hayaha ugu fiican World Cupka.Ani ahaan Messi iyo Luka Modric kii usoo baxa Final-ka ayaa qaadan doona Best Player ka,Mbappe ayaa qaadan doona Golden Boot ka,Halka Yassine Bounou aan isleeyahay Golden Gloves ayaa lasiin doonaa waayo xulal adag ayuu soo wajahay oo waliba uu reebay. Adi yaad isleedahay way qaadanayaan?

Achraf Hakimi ayaa yiri "hadii aan kareebno xulka France koobka aduunka sidee ayaan ugu laaban doonaa magaalada Paris."
12/12/2022

Achraf Hakimi ayaa yiri "hadii aan kareebno xulka France koobka aduunka sidee ayaan ugu laaban doonaa magaalada Paris."

Neymar ayaa barbareeyay dhanka goalasha guud ee uu udhaliyay xulkiisa Brazil πŸ‡§πŸ‡· waxa uuna lasintay Legend-gii h**e Pele ...
11/12/2022

Neymar ayaa barbareeyay dhanka goalasha guud ee uu udhaliyay xulkiisa Brazil πŸ‡§πŸ‡· waxa uuna lasintay Legend-gii h**e Pele Brazil waxayna haatan wada haystaan min 77 goal.

Wareega Semifinal-ka ama nus dhamaadka koobka aduunka waxaa iskugu soo haray 4 wadan. Argentina πŸ‡¦πŸ‡· VS Croatia πŸ‡­πŸ‡· oo ciya...
11/12/2022

Wareega Semifinal-ka ama nus dhamaadka koobka aduunka waxaa iskugu soo haray 4 wadan. Argentina πŸ‡¦πŸ‡· VS Croatia πŸ‡­πŸ‡· oo ciyaari doona 13 December iyo France πŸ‡«πŸ‡· VS Morocco oo ciyaari doona 14 December.

11/12/2022

Asc asxpta 🀝
ku soo dhawada bage kena cusub.
Wxaadna kala socon kartaan ama aad ka bogan kartaan barnaamij yada ku saabsan (sports⚽️) ka.
Sidoo klana Wxaa idiin daadihin doono anigoo ah king cazaam.

Kulka France πŸ‡«πŸ‡· iyo Morocco πŸ‡²πŸ‡¦ ayaa kuwada ciyaari doona garoonka Al Bayt Stadium 14 December.
11/12/2022

Kulka France πŸ‡«πŸ‡· iyo Morocco πŸ‡²πŸ‡¦ ayaa kuwada ciyaari doona garoonka Al Bayt Stadium 14 December.

Wallee meel adag ayuu marayaa koobka aduunka markaan oo nus dhamaadka ayay isla soo tiigsadeen 4taan xul. Argentina ayaa...
11/12/2022

Wallee meel adag ayuu marayaa koobka aduunka markaan oo nus dhamaadka ayay isla soo tiigsadeen 4taan xul. Argentina ayaa kula ciyaari doonta xulka Croatia πŸ‡­πŸ‡· gagida Lusail Stadium 13 December. Halka France πŸ‡«πŸ‡· ay kula ciyaari doonto xulka Morocco πŸ‡²πŸ‡¦ garoonkii xalay ay kaga soo baxeen kagana badiyeen xulka England ee Al Bayt Stadium 14 December.

Address

Taleex Street
Mogadishu
252

Telephone

+252619914465

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cazaam pio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cazaam pio:

Share