Bin ahmed

Bin ahmed somalia somali baa leh Ninki hanyar baa hurdada ka dhargee alla maxey himaladu qalbiga holcisaa

09/10/2025

Askari intii hooyo somaliyeed agtiisa lagu diley iska laafyoonaayo maxay tahey
📍Goobta waa beydhabo maqley

09/10/2025

Garigaan lagu buufiyey sumada NISA ayaa lagu arkey wadoyinka mogadishu oo rag macawisley ah saranyihiin

07/10/2025

Meshan saa loogu niikinaayo waa xafiiska maamulka hirshabeele laga maamulo ee
ALI GUUDLAAWE

06/10/2025

Oo youtube leyda waa la iska xiran karaaa miyana🤣🤣

05/10/2025

Nisa oo soo bandhigtey gaarigii qarax geystey

05/10/2025

Xasan sheekh oo ugu dambeyn kismaaayo gaarey

02/10/2025

Seylac maanta gacanta la isku la tagey🤣

Ucode midkaa jeclaan laheyd inuu qabto xilka 2026-2030Farmaajo love ❤️Xasan sheikh like👍
01/10/2025

Ucode midkaa jeclaan laheyd inuu qabto xilka 2026-2030
Farmaajo love ❤️
Xasan sheikh like👍

Ciidamo hor dhac u ah safarka madaxweyne xasan shiikh oo lagadajiyay magaalada ksimaayo.Ina suuban iyo ina sabriye way h...
01/10/2025

Ciidamo hor dhac u ah safarka madaxweyne xasan shiikh oo lagadajiyay magaalada ksimaayo.
Ina suuban iyo ina sabriye way hishiiyeen

30/09/2025

Waa muuqaalkii ugu dambeeyay ee laga duubay Alle ha u naxariisto Janaraal Farxaan Qaroole Taliyihii h**e ee Ciidanka Haramcad isagoo hawlgal u aaday deegaanka Basra. Manta oo kale ah 30/09/2022 ayuu ku geeriyooday.

Team foodo, maxay maganyihiin by kula tahy.
30/09/2025

Team foodo, maxay maganyihiin by kula tahy.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bin ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bin ahmed:

Share