Fc Tawakal Football club

Fc Tawakal Football  club We Are One Team [ Family Tawakal Team ]

welcome all to everyone βš½οΈβ›ΈπŸ†πŸ…

TAWAKAL FANTASY 25/2026    League  .  Maka midatahay dhalinta ciyaarto fantasy , sanad kale iyo xiis kale .Isbuuci koowa...
22/08/2025

TAWAKAL FANTASY 25/2026 League .

Maka midatahay dhalinta ciyaarto fantasy , sanad kale iyo xiis kale .

Isbuuci koowad iyo kala sareynta , isbuucan asxb badan kaso muqan donto .

GUULEYSTAHA sanadkaan intan ku casuumeyna , isbucii koowad hdu ku dhaafay hadabo yuusa ku dhaafin asxbta tartanka ku jirto kana mid noqo guuleystaha sanadkaan .

Falaaqen ayaan kuso kordhinay sanadkan fantasy , shaxdaada saxo kuna so biir tartankan madamo caawa kulan jiro .

Code ka πŸ‘‰πŸ½πŸ‘‰πŸ½πŸ‘‰πŸ½πŸ‘‰πŸ½ [ pzkydh ]

πŸ†πŸ’›πŸ˜ƒ  Tawakal Champions winner 2025 πŸ₯‡πŸ”₯
23/04/2025

πŸ†πŸ’›πŸ˜ƒ Tawakal Champions winner 2025 πŸ₯‡πŸ”₯

πŸ’›πŸ’š  πŸ“Έ  Great pic    Best player of Tournment  C kaafi  πŸ’«      Gudoomiye  Cabdalla         Super star of Tawakal Five sta...
20/04/2025

πŸ’›πŸ’š πŸ“Έ Great pic

Best player of Tournment C kaafi πŸ’«

Gudoomiye Cabdalla

Super star of Tawakal Five stars πŸ†

19/04/2025

CHAMPIONS OF TAWAKAL RAMADAAN CUP 2025 πŸ‘‘πŸ† πŸ’›πŸ”₯

πŸ₯‡πŸ₯‡πŸ₯‡πŸ₯‡πŸ₯‡πŸ’›πŸ”₯

Congratulations congratulations congratulations πŸ’›πŸ”₯

Yellows team or Argentina of Tawakal πŸ‘‘ πŸ’›πŸ”₯

🚨 OFFICIAL :   TAWAKAL RAMADAAN CUP            FC GOR GOR VS FC TAWAKAL FIVE STARS                 TEAM GAABOW VS TEAM A...
17/04/2025

🚨 OFFICIAL : TAWAKAL RAMADAAN CUP

FC GOR GOR VS FC TAWAKAL FIVE STARS

TEAM GAABOW VS TEAM AHMED MIRE

UGU dambeyn waxa biritoole oo jimco ah laso afjaraya tartankii mudada dheer soo socday ee bishii barakeysneed ee ramadaan .
Yaa noqodon doono guuleystayaasha tartanka .

Sadaashada kaso dhiibo iyo aragtidada kulanka .

Ticketyda ciyaarta waa free .

Stadium : CAWAALE
Time : 4:30

Daaaaawasho wacan dhamaan bahda sports ka ee xaafada Faca weyn ee TAWAKAL .

26/01/2024

πŸ”₯ Miisanka culus lagu sheegyo waa inad aqrisa kubada un βš½πŸƒπŸ‹

βš«πŸ”΄ Fc Tawakal Football club ❀

10/11/2023

🚨 Breaking news πŸ“ƒ

Wuxu si rasmi ah u shaaciyay maamulka Team ka in todobadyo garoonka Fasax loga maqnaan doono sababo Roobabki da ayay dhawanadan iyo sido kale kulamdi an la ciyaari lahen kooxihi kale ee Home ka aha ay baaqden ❌

Kulumada away ga ayy dib u amba qadi donta kooxda i.a dhamaan tagerashena sharafta leh ayaan la wadageynay war murtiyadka kaso baxay maamulka sar3 ee koxda πŸ™

Fc Tawakal Football club πŸ–€β€

🚨 OFFICIAL 🌧🌧🌦🌨🌦Today classic match is postponed due to rain 🌨    Fc Tawakal Football  club β€πŸ–€πŸ™
03/11/2023

🚨 OFFICIAL 🌧🌧🌦🌨🌦

Today classic match is postponed due to rain 🌨

Fc Tawakal Football club β€πŸ–€πŸ™


πŸƒπŸ‘ŒπŸ”₯  Salam gurey 3️⃣ β€πŸ–€Our new left back defender good lucky πŸ–     Come on Fc Tawakal Football  club
28/10/2023

πŸƒπŸ‘ŒπŸ”₯ Salam gurey 3️⃣

β€πŸ–€Our new left back defender good lucky πŸ–

Come on Fc Tawakal Football club

27/10/2023

⚽️Full TimeπŸ”₯
FC Taw 3:2 Fc X jadid
Great game πŸŒΆπŸ€œπŸ€›
Shoqsho⚽️ m xasan ⚽️ sterganπŸ₯… save 3 big chance we are back ✊✊πŸ’ͺ

27/10/2023

🚨Today classic match πŸ€œπŸŒΆπŸ€›πŸ”₯⚽️πŸ”₯

β›³ Game : Fc Tawakal vs Fc Xamar jadiid
πŸ₯Œ stadium : Tawakal stadium
⏰ time : 4:30 Pm

We are ready and back πŸƒβ€β™€οΈβœŠβš«πŸ”΄

last game we are back the road of success

β€πŸ–€πŸŽ½ predication πŸ‘•πŸ’™πŸ’š

COME ON TAWAKAL πŸ’ͺ Fc Tawakal Football club πŸ‘ˆ

Address

Mogadishu
Mogadishu
252

Telephone

+252615491809

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fc Tawakal Football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fc Tawakal Football club:

Share

Category