IFTIN Academy

IFTIN Academy Sodhawa brothers, what are we calling about?

Saayga kooxda Fc iftin c/raxmaan saayga ahna kabtanka schoolka al-qaasimi oo berri galab ku dheeli doonna garoonka eng.y...
20/07/2024

Saayga kooxda Fc iftin c/raxmaan saayga ahna kabtanka schoolka al-qaasimi oo berri galab ku dheeli doonna garoonka eng.yariisow stadium waxaan leenahay guuleysta kabtan adiga iyo dhallinyartaada guul ayaan idin rajeyneynaa i.a

Maamulka iyo macalimiinta iyo dhamman hawl wadeennada kubadda cagta ee degmada darus-salam waxa ay ku hawlan yihiin xula...
17/07/2024

Maamulka iyo macalimiinta iyo dhamman hawl wadeennada kubadda cagta ee degmada darus-salam waxa ay ku hawlan yihiin xulashada playerda iyo isku diyaarinta tartanka degmooyinka ee ina soo aadan maalmaha soo socda waxaa dhallinyarta degan degmada qof walba oo isku huba xirfadiisa iyo hibadiisa inuu kaga soo bixi karo isxulitaankaas aan usheegeynaa inuu usoo diyaar garoobo lana soo xariiro lambarka mclimow cukaash 0618527439 isxulitaankana waa berrito waxaa la isku xuli doonnaa si eex la'aan ah i.a wixii xog dheeri ah lambarka sare kala xariir i.a mahdsanidiin

Mach Day I.a guul Colow Stadium sama final I.a final 🏟⚽️🏃
08/04/2024

Mach Day I.a guul
Colow Stadium sama final I.a final 🏟⚽️🏃

Alxmadulillah, waxaa galabtay usoo gudubnay semi-final tartanka waaweynka ee COLOW stadium hambalyada waa xaggiinna kula...
06/04/2024

Alxmadulillah, waxaa galabtay usoo gudubnay semi-final tartanka waaweynka ee COLOW stadium hambalyada waa xaggiinna kulanka xigana guul ayaan rajeyneynaa insha-allah.
🏅Man of the match : mascuud maska

Alxamdulillah, 2dii tartan ee aan ku jirnay mid ka mid ah shalay oo ay jimca aheyd ayaan kasoo harnay halka OLOW stadium...
30/03/2024

Alxamdulillah, 2dii tartan ee aan ku jirnay mid ka mid ah shalay oo ay jimca aheyd ayaan kasoo harnay halka OLOW stadium aan galabtay wareegga xiga usoo gudubnay waana illahey mahadiis kulamada xiga guul ayan rajeyneynaa in.a

Kulanka glpta guul I.a Dhiira gelinta waa xagiina mhdsnidiin ⚽️👌👈
26/03/2024

Kulanka glpta guul I.a
Dhiira gelinta waa xagiina mhdsnidiin
⚽️👌👈

Waxaa galabtay soo dheelnay lugta 1aad ee tartanka ramadan cup oo ka socdo COLOW stadium waxaan la dheelnay dhiggeenna c...
18/03/2024

Waxaa galabtay soo dheelnay lugta 1aad ee tartanka ramadan cup oo ka socdo COLOW stadium waxaan la dheelnay dhiggeenna coco-cola fc waxa ayna noogu soo dhammaatay bar-bar dhac 3 gool iyo 3 gool ah alx welina rajo fiican ayaan leenahay kulamada xiga guul in.a

Ramadan mubarak, waxey idin tahy oo wanaagsan waxaa bisha ramadaan inta lagu guda jiro ka qeyb galnay 2 tartan iyo wax k...
15/03/2024

Ramadan mubarak, waxey idin tahy oo wanaagsan waxaa bisha ramadaan inta lagu guda jiro ka qeyb galnay 2 tartan iyo wax ka badan inkasto ciyaaryahannada qaar ay dhaawac ku maqan yihiin kuwa qaarkood arrimo qoys iyo wax la mid ah ay heystaan halka inta soo hartay iyo macalinka iyo maamulkiisaba ay hawsha naadiga halkeeda kasii wadaan waxaana galabtay oo ay khamiis ku beegneyd soo dheelnay lugteenni 1aad ee tartanka ramadaan cup ee olympic stadium waqtiga 5:00 galabnimo waxeyna noogu soo idlaatay bar-bar dhac aan la galnay dhiggeenna Deris-uroone Fc natiijo ah 5 gool iyo 5 gool kulamada kalena guul ayaan rajeyneynaa i.a
Alhamdulillah.

Hala iftin Academy
02/03/2024

Hala iftin Academy

Waxaan galabtay aadnay safar gaaban oo ah duleedka gobolka benaadir waxaan soo dheelnay kulan saaxiibtinnimo ah oo innoo...
23/02/2024

Waxaan galabtay aadnay safar gaaban oo ah duleedka gobolka benaadir waxaan soo dheelnay kulan saaxiibtinnimo ah oo innoogu soo idlaaday 1 gool iyo gool taasoo goolka bareejada ay iska caawiyeen kptan hassan duran iyo mascuud maska ( ⚽️ ) kulamada xigo iyo guulo hor leh oo badan hadduu alle idmo i.a
Mahdsanidiin

17/02/2024
Galmudug 👆Vs Hirshabelle🙅Meesha waa lagu kala batay cml hh
14/02/2024

Galmudug 👆
Vs
Hirshabelle🙅
Meesha waa lagu kala batay cml hh

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IFTIN Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category