Waaberi football Accademy

Waaberi football Accademy ๐Ÿ’ฏWAABERIYO WNGSANO WALALAHE WAY IS WATAN โค

GEERI XANUUN  BADANโ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ) โ€Žุฅู† ู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐ ุŒ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ ุŒ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ ู…ุณู…ู‰...
02/07/2024

GEERI XANUUN BADAN

โ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)
โ€Žุฅู† ู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐ ุŒ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ ุŒ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ ู…ุณู…ู‰

Hamada maki Abuukar Wxo kamid aha Ciyartoda Waberi Academy Ehel io Asxb Qarabo wxan liinahy wllk Samir io iiman Allah nagasiyo Janatul firdowso Allah nagu kulmio Aadbay ino Tawatay geerida ku timid wllkeen Hamada maki ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

26/04/2024

Sharmake Ali Ibrahim H**e Usoco
My player
Heegan Sports Club โœ”๏ธ

Kulan duco ah oo maalinta berri garoonka Eng: Yariisow loogu samayn doono Allah u naxariistee guddoomiyihii  ciyaaraha d...
15/04/2024

Kulan duco ah oo maalinta berri garoonka Eng: Yariisow loogu samayn doono Allah u naxariistee guddoomiyihii ciyaaraha degmada Waaberi Mahad Boorow.

Allah Wxan ugu Barinina Gadomiyahena Ino Qur anka u Aqbalo Naxriis Jano Ino illah siyo Qabrigana Allah uwasaciyo Si Gaar...
29/03/2024

Allah Wxan ugu Barinina Gadomiyahena Ino Qur anka u Aqbalo Naxriis Jano Ino illah siyo Qabrigana Allah uwasaciyo Si Gaar ayay ino tabatay Geeridiis Allah unaxriisto Janatul firdowsa Allah nagu kulmiyo๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ Gadomiye mahad Borow Wax walbo ayuu ino aha Allah unaxriisto๐Ÿ˜ญ

Xarunta D.Waaberi Salada Casir kadib meshas ino balan I.a
29/03/2024

Xarunta D.Waaberi Salada Casir kadib meshas ino balan I.a

OGAYSIIS:Waxaan dhamaan bulshada Soomaaliyeed la ogaysiinayaa iyo bahda Sportska in Janaazada walaalkeen Mahad Mohamud A...
21/03/2024

OGAYSIIS:Waxaan dhamaan bulshada Soomaaliyeed la ogaysiinayaa iyo bahda Sportska in Janaazada walaalkeen Mahad Mohamud Axmed (Boorow) in Lagula dukan doono Masjidka Al Iimaan kana soo horjeeda Degmada Waaberi salaada Jimcada 11:00 duhurnimo.

Inaad kasoo qayb gasho Janaazada walaakeen waxay u tahay Raxmad adigana Ajir ayaa shaqeesanaysaa.

Biri iyo salaada Jimcada Masjida Al Iimaan ee degmada Waaberi.

Warbaahinta dhamaan waa kasoo qayb gali karaan.

20/03/2024

GEERI XANUUN BADAN

โ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)
โ€Žุฅู† ู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐ ุŒ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ ุŒ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ ู…ุณู…ู‰

ALLAHA unaxariisrto Gadomiyahina Mahad Mohamud Mahad Injey oo shalay askari hubeesan gurigiisa kudhaawacay,dhaawicii ayuuna saaka u geeriyooday.
Hadano Nahay Waaberi Football Academy Bos weyn ayuu ino tagna
Mahad walalkey bil ramadan ayaa dhimatay waliba gacan ka xaq daran ayaa ku dishay adigaa ahlu janoo ah samir iyo iimaan Allah naga ka siiyo ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

06/11/2023
Coach Sati C.risaaq baliil full Respect
04/09/2023

Coach Sati C.risaaq baliil full Respect

Address

Mogadishu
558883

Telephone

+252617558883

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi football Accademy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share