Falanqeynta Ciyaaraha

Falanqeynta Ciyaaraha Page-kaan waxaad ka heli doontaa warbixin walba oo ku saabsan ciyaaraha caalamiga ah iyo dhamaan tartamada wadankeena.

I've just reached 500 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. πŸ™...
06/01/2026

I've just reached 500 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

Rigoorayaal baan ku harnay sorry 😞 Dalkeega HOOYO come back strong πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄
26/11/2025

Rigoorayaal baan ku harnay sorry 😞 Dalkeega HOOYO come back strong πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄

26/11/2025

Penalties guul InshaAllah Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Oman  0-0  Somalia wali 55 Daqiiqo ey socoto hadaan kaso baxno Oman group kaan baa na sugaayo oo Nasiib wacan Ocean Star...
26/11/2025

Oman 0-0 Somalia wali 55 Daqiiqo ey socoto hadaan kaso baxno Oman group kaan baa na sugaayo oo Nasiib wacan Ocean Stars πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guul InshaAllah

Somali maryooleey Diyaar ma tihin Xulka Ocean Stars πŸ‡ΈπŸ‡΄ waa Diyaar Captain Abdisamad iyo Xertiisa Viva Dalkeega HOOYO πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄
26/11/2025

Somali maryooleey Diyaar ma tihin Xulka Ocean Stars πŸ‡ΈπŸ‡΄ waa Diyaar Captain Abdisamad iyo Xertiisa Viva Dalkeega HOOYO πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄

25/11/2025

Barcelona 0-3 Chelsea

Manchester city 0-2 bayern Leverkusen

Dortmund 3-0 Villareal

Juventus 2-1 Bodo/glint

Waxbaa ka dhacay caawa CL

Beri iyo kulan Weyn Ocean Stars Vs Oman    Guul lagu farxo InshaAllah Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ha guuleysato πŸ’ͺπŸ’ͺ
25/11/2025

Beri iyo kulan Weyn Ocean Stars Vs Oman
Guul lagu farxo InshaAllah Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ha guuleysato πŸ’ͺπŸ’ͺ

Muno yariisey na waala dilay waa Asbuuc wareer ah Hambalyo Newcastle united πŸ‘πŸ‘
22/11/2025

Muno yariisey na waala dilay waa Asbuuc wareer ah Hambalyo Newcastle united πŸ‘πŸ‘

22/11/2025

Chelsea waa is keentay Liverpool oo tacbaan ah wey dhaantaa wlhi waa 2 aad Chelsea

War Liverpool maxaa ka qaldan ma Anfield ayaa sidaan ku ororod noqday kan macalin mahan inki toosto ayuu Sanadki h**e ku...
22/11/2025

War Liverpool maxaa ka qaldan ma Anfield ayaa sidaan ku ororod noqday kan macalin mahan inki toosto ayuu Sanadki h**e ku qaaday Ciyaartoy muhim ahna waa diray Sida Luis Diaz oo kale

Caawa Xulka Qaranka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guul ayaan u rajeeneynaa kahor Ciyaarta Oman ee Arab Cup        Nasiib Indian Ocean 🌊πŸ’ͺπŸ’ͺ🌊
17/11/2025

Caawa Xulka Qaranka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guul ayaan u rajeeneynaa kahor Ciyaarta Oman ee Arab Cup
Nasiib Indian Ocean 🌊πŸ’ͺπŸ’ͺ🌊

Address

Mogadishu

Telephone

+252618716666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Falanqeynta Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Falanqeynta Ciyaaraha:

Share

Category