Cadcadeey media

Cadcadeey media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cadcadeey media, Mogadishu.

Permanently closed.
21/01/2025

Waxaan qoyskiisa, qaraabadiisa, dhaqanka, iyo qaranka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Ugaas Cabdidaahir Ugaas Nuurre oo Muqdisho ku geeriyooday.

Ugaas Cabdidaahir waxa uu kaalin ka qaatay dowlad-dhiska dalka iyo dib-u-heshiis bulshada Soomaaliyeed. Si gaar ah waxa aan uga soo wada shaqeynay nabadeynta, dib-u-dhiska, iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug.

Waxaan Alle ka baryayaa in uu u naxariisto, Jannadana ka waraabiyo Ugaas Cabdidaahir, ehelkiisana samir iyo iimaan ka wada siiyo.

19/01/2025

Shirkadda Tik tok ayaa u mahad celisay madaxweyne Trump oo sharci dejinta Maraykanka ka dalbaday in dib loo soo celiyo adeegsigii barta muuqaallada caanka ku ah ee Tik tok oo maanta gudaha dalkaas laga xidhay.

Madaxweyne Trump oo berri xilka la wareegaya ayaa sheegay in uu muddo 90 maalmood ah siin doono Tik tok isla markaana uu doonayo in shirkaddan Maraykanka ku yeesho saami dhan 50%.
Adeegga ayaa hadda si aayer aayer ah u soo laabanaya.

Haddii aad Maraykan joogto ma kuu shaqaynayaa TIkToK ?

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadcadeey media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cadcadeey media:

Share