E-Somali Sports Federation

E-Somali Sports Federation Official National Governing Body for Esports in Somalia. Promoting youth development through esports.

The President of the Somali Esports Federation (ESSF) congratulated the President of the International Esports Federatio...
21/04/2026

The President of the Somali Esports Federation (ESSF) congratulated the President of the International Esports Federation (IESF) on his re-election, wishing him continued success in advancing global esports.

Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guud ee Xiriirka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasim...
19/04/2026

Guddoomiyaha iyo Xoghayaha Guud ee Xiriirka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta ciyaaraha elektarooniga (Esports) ee dalka, xoojinta iskaashiga hayโ€™adaha, iyo sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu abuuri lahaa fursado tartan iyo horumar.
Labada dhinac ayaa isla gartay muhiimadda ay leedahay in la taageero kobaca Esports-ka, lana dhiso barnaamijyo rasmi ah oo lagu horumarinayo xirfadaha dhalinyarada.

Guddoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed, Said Abdullahi, ayaa hambalyo diirran u diraya garsoore Cuma...
09/04/2026

Guddoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed, Said Abdullahi, ayaa hambalyo diirran u diraya garsoore Cumar Cartan oo loo doortay ka qeyb-galka Koobka Adduunka.
Wuxuu ku ammaanay dadaalka, kartida, iyo hufnaanta uu muujiyay Cumar Cartan, taasoo u sahashay inuu matalo Soomaaliya heer caalami ah. Tani waa guul weyn oo u soo hoyatay ciyaaraha dalka, isla markaana dhiirrigelin u ah dhalinyarada Soomaaliyeed.
Hambalyo mar kale, waxaana kuu rajeyneynaa guulo iyo sharaf aad dalka ku matasho.

Duqa magaalada Kampala, Ronald Nsubuga Balimwezo, ayaa ka qeyb galay tartanka ciyaaraha elektarooniga ah ee Tekken 8 oo ...
13/03/2026

Duqa magaalada Kampala, Ronald Nsubuga Balimwezo, ayaa ka qeyb galay tartanka ciyaaraha elektarooniga ah ee Tekken 8 oo lagu qabtay magaalada Kampala. Tartankan waxaa ka soo qeyb galay ciyaartoy ka kala yimid dalal badan oo Bariga iyo Bartamaha Afrika ah. ๐ŸŽฎ
Ka qeybgalka duqa magaalada ayaa muujinaya taageerada maamulka Kampala u hayaan horumarinta Esports iyo dhalinyarada ku jirta ciyaaraha elektarooniga ah ee si xawli ah ugu koraya gobolka.

Guddoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed Mudane   Said Abdullahi ayaa ka qeyb galay shir iyo tartamo c...
10/03/2026

Guddoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed Mudane Said Abdullahi ayaa ka qeyb galay shir iyo tartamo ciyaaraha elektarooniga ah oo ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Shirkan iyo tartamadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wakiillo iyo ciyaartooy ka kala socday dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika, kuwaas oo ka wada hadlay horumarinta ciyaaraha elektarooniga (Esports), iskaashiga dalalka gobolka, iyo fursadaha ay ciyaarahan u abuuri karaan dhalinyarada.
Ka qeybgalka Guddoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed ayaa muhiim u ah xoojinta xiriirka gobolka iyo kor u qaadista matalaadda Soomaaliya ee tartamada iyo shirarka caalamiga ah ee ciyaaraha elektarooniga.

Hambalyo ๐ŸŽฎ๐Ÿ†Waxaan hambalyo u diraynaa Faduma Abuukar Maxamed oo kaalinta 4aad ka gashay tartanka ciyaarta Tekken 8, kaas...
08/03/2026

Hambalyo ๐ŸŽฎ๐Ÿ†
Waxaan hambalyo u diraynaa Faduma Abuukar Maxamed oo kaalinta 4aad ka gashay tartanka ciyaarta Tekken 8, kaas oo ay ka qayb-galeen ciyaartoy ka socday waddamada Bariga iyo Bartamaha Afrika.
Tartankan waxaa sidoo kale ka qayb-galay Guddoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha Elektarooniga Soomaaliyeed, isagoo taageero iyo dhiirigelin u muujiyay ciyaartoyda Soomaaliyeed ee ka qayb-galaya tartamada heer gobol.
Guushan waxay muujinaysaa horumarka iyo kartida dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku jira ciyaaraha elektarooniga (Esports). ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽฎ

07/03/2026
07/03/2026

SOMALI QUEEN.

Proud to represent Somalia at the Swahili Esports Champions as part of The Representatives panel! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽฎIt was an honor to ...
04/03/2026

Proud to represent Somalia at the Swahili Esports Champions as part of The Representatives panel! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽฎ
It was an honor to stand alongside fellow leaders from Djibouti, Ethiopia, Kenya, and Madagascar as we continue building stronger esports ecosystems across Africa.
Together, we are shaping the future of competitive gaming in our region โ€” collaboration, innovation, and youth empowerment at the center.

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽฎ War Farxad Leh! ๐ŸŽฎ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดWaxaan si farxad leh ku shaacinaynaa in Faadumo Abukar Mohamed ay matali doonto Somalia tartanka ...
02/03/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽฎ War Farxad Leh! ๐ŸŽฎ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Waxaan si farxad leh ku shaacinaynaa in Faadumo Abukar Mohamed ay matali doonto Somalia tartanka ciyaarta Tekken 8 ee lagu qabanayo Kampala, Uganda! ๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ
Faadumo waxay diyaar u tahay inay ka qayb gasho tartankan caalamiga ah, iyadoo u taaganayd inay kor u qaaddo magaca Soomaaliya ee goobaha ciyaaraha esports. Waxaan u rajaynaynaa nasiib, guul, iyo in ay ku soo laabato koob badan! ๐Ÿฅ‡๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Aan wada taageerno Faadumo! ๐Ÿ’ชโค๏ธ

Guul Soomaaliyeed.
03/02/2026

Guul Soomaaliyeed.

๐ŸŽฎ GUUL TAARIIKHI AH โ€“ SOOMAALIYA & NBA 2K!

Soomaaliya ayaa sanadkeedii ugu horreeyay ka qayb-galka ciyaaraha NBA 2K (Esports) ku muujisay karti iyo hibbo aan caadi ahayn, iyadoo ku dhammaysatay kaalinta 3-aad ee tartamada Afrika.

Guushan taariikhiga ah waxay caddeyn u tahay horumarka ay sameynayaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku jira Esports-ka, iyo awoodda ay u leeyihiin inay la tartamaan dalalka waaweyn ee qaaradda.

Waa tallaabo dhiirrigelin leh oo fure u noqon karta mustaqbal ifaya oo ay Soomaaliya ku yeelato ciyaaraha casriga ah ee caalamka.
Hambalyo ciyaartoyda, tababarayaasha, iyo dhammaan taageerayaasha!

E-Somali Sports Federation

Address

Shangani
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when E-Somali Sports Federation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to E-Somali Sports Federation:

Share

Category