Waayabeysaa fitness center

Waayabeysaa fitness center Machadka jirdhiska wayabeysaa waxaad ka heli kartaa macalimiin ku dadaal jirkaaga waliba aqoon u hel

Jimicsiga ama alamitad kaliya uma bahna dadka dhalinyarada ah iyo kuwa aan uurka laheen waxa ubaahan every one   dumarka...
25/09/2017

Jimicsiga ama alamitad kaliya uma bahna dadka dhalinyarada ah iyo kuwa aan uurka laheen waxa ubaahan every one dumarka xilig ay uurka leyihin bilaha 1,2,3,4,5 ilmha yari dhaqaaqa uma fiicna o waxa fcn in lailaaliyo blse mar hadi uu gaaro bisha 6 dumarka waxa logu dadaala socodka iyo iney dhaqdhaqaaq sameyso bilaha 8,9 waliba waxa fcn yogada iney badsato waxa lahubaa hadi ilmaha yari dadbanaa dhaqdhaqaaqa yogada inuu siqumati ah ama saxan utoooso taasna fududeenee inuu kafka sogalo asago toosan kadibna dhasho waxa kalo jira yogada qeb Kamida uu furto miskaha taasna wey sahlee inuu dhaqso dhasho ilmaha yari ayadon hoyadu kudhibtoon

31/08/2017

Ciid Wanagsan dhamaan imada soomaliyeed gaar ahaan asxaabta bagkan ku xiran ciidaan

Address

30 Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Tuesday 06:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Wednesday 06:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Thursday 06:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Saturday 06:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Sunday 06:00 - 17:00
18:00 - 19:00

Telephone

+252614477271

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waayabeysaa fitness center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waayabeysaa fitness center:

Share