BH Sports Analysis

BH Sports Analysis Sida Ogu Macquulsan Oo Aad Wax Ku Fahmi Karto Ayan Diyaar Kuula Nahy

Kooxda Jubba starz ayaa sameysay labo saxiix oo muhiim ahSaka oo kagaso waregay kooxda mbcYazin oo kagaso waregay kooxda...
03/09/2023

Kooxda Jubba starz ayaa sameysay labo saxiix oo muhiim ah
Saka oo kagaso waregay kooxda mbc
Yazin oo kagaso waregay kooxda xananley
Nasiib wacan ayan lenahy labaduba

25/06/2023

Xiligan Manta Ah Kooxdee Ayaa Heysato Ciyartoyda Ogu Tayada Fiican Magalada Baladxawo?

21/06/2023

Maalmahan Isboortiska Magaalada Maxaa Ka Socdo?

05/04/2023

BH Sports Analysis🤚
Talo, tusaale iyo toosin oo aad uheyso badbaadinta sportska degmada luuqa nooguso dir iyadon colaad iyo ogeysiis jirin bn baahinena i.a

Mahadsanid

Jose Mourinho on signing Didier Drogba:"In the first match we played against each other, I'd hardly sat down when he sco...
05/04/2023

Jose Mourinho on signing Didier Drogba:

"In the first match we played against each other, I'd hardly sat down when he scored. Didier Drogba celebrated that goal like it was his last, the crowd went mad, the noise was deafening."

"At half-time I found him in the tunnel and told him, 'I don't have the money to buy you, but do you have any cousins that can play like you in the Ivory Coast?' He laughed, hugged me and said, 'one day you'll be in a club which can buy me.'"

"Six months later I signed for Chelsea. I had a number of options, but I arrived and said, 'I want Didier Drogba.' Doubts and Questions were raised by a few people: 'Why this one?', 'Why not that one?', 'Are you sure he will adapt?', 'Is he really that good?'... 'I want Didier Drogba,' I said." The rest is history

"Those goals brought him titles and awards, but what stays with me are the countless stories we have together." 💙

Mourinho's love for African players is just beautiful. 🖤

01/01/2023

SaNaD WaNaGzAn Saxibada Bogan Ku Xiran

Sportiska Degmada Sanad U Wanagzan Allaha Nooga Dhigo Idim Alle I.A

Sanadki Naga Saari Laha Is Qabqabsigan Dheer Alle Hanoga Dhigo✊

🙏

Paolo Maldini: "I am the biggest loser in history. I have won a lot, five Champions Leagues, but I have lost three Champ...
21/10/2022

Paolo Maldini: "I am the biggest loser in history. I have won a lot, five Champions Leagues, but I have lost three Champions League finals, one European Supercup, three Intercontinental finals, one World Cup final, one Euro final and more. But that's part of the game, I've accepted all those defeats." 🙏

30/09/2022

Sidee Ayaad Isleedahy Waa Looga Bixi Karaa Xaaladan Jeex Jeexan Ee Isooortiga Degmada Baladxawo?

BH Sports Analysis Waxey Utagantahy Falanqeynta Iyo Soo Sarista Wxyabaha Qarson Ee Ka dhaca Gudaha Isbortiska Degmada👍🏽

Kooxda Xananley fc Ayaa Galabta Kulan Saxibtinimo Marti galin donto Kooxda MFCNasiib WacanYaad Iskeedahy Wuu Badin Karaa...
09/09/2022

Kooxda Xananley fc Ayaa Galabta Kulan Saxibtinimo Marti galin donto Kooxda MFC

Nasiib Wacan
Yaad Iskeedahy Wuu Badin Karaa?

09/09/2022

Xog baa iga sugeysene qabsada

Waxaa gambiyay wakiilki haayada sado oo ka cudur daartay inu kaso qeyb galo kulanka gudiga hayeshe hadalkisa wxa loo dhigay inuu maawelo yahy oo uu san waxba heynin

True story

09/09/2022

Saaka sheekada waxey taagantahy oo la sugaya wakiilka haayada SADO iyo gudigii iney kulmaan

Wixii kasoo baxo halkan kala soco🥹

09/09/2022

BH Sports Analysis Waxey utaagantahy soo shegida iyo falanqeynta qodobada xasasiga ah ee ka dhex dhaca gudaha isportiga degmada baladxawo

Qodobke isledahy wa lo bahanyhy inan falanqeyno?

Address

Mogadishu
123456

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BH Sports Analysis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category