IFIS Sports CLUB ISC

IFIS Sports CLUB ISC we are somali teenagers those are stand to develope the football of somalia

Maanta aya lagu wadaa in laso gabgabeeyo fiinaalaha koobka da'yarta Degmada dharkenley oo ay isugu soo haraan da'yarta n...
19/07/2016

Maanta aya lagu wadaa in laso gabgabeeyo fiinaalaha koobka da'yarta Degmada dharkenley oo ay isugu soo haraan da'yarta naadiga faca weyn ee IFIS SPORTS CLUB ISC iyo da'yarta FC FOREST hadaba sadaali kulanka galabta ka dhici doona bariga degmada dharkenley garoonka fc Baarbe Tawabaruhuna wa PRINCE SIISEY MIHELOVIC taageeraduna waa xagiina

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IFIS Sports CLUB ISC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category