26/11/2022
Cristiano Ronaldo waa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Yurub ah ee ka ciyaara 10- tartan oo caalami ah ee ragga:
◎ 2004 Euro
◎ Koobkii Adduunka 2006
◎ 2008 Euro
◎ Koobka Adduunka 2010
◎ 2012 Euro
◎ Koobka Adduunka 2014
◎ 2016 Euro
◎ Koobka Adduunka 2018
◎ 2020 Euro
◉ Koobka Adduunka 2022
Nagu soo biir page kaan mahadsanid