Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug

Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug SPORT'S _ KU WAA IS DHEXGALKA BULSHADA.

Hambalyo Hambalyo,Gudoomiye Cali Cabdi Maxamed  (Cali Shiine) oo si rasmi ah ugu guulaystay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka...
07/02/2026

Hambalyo Hambalyo,

Gudoomiye Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) oo si rasmi ah ugu guulaystay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee (CECAFA), ka dib Shirweynaha Guud ee doorashada CECAFA oo ka dhacay dalka Jabuuti.

Guushaan ayaa ah mid taariikhi ah, kana tarjumaysa waxqabadka iyo horumarka xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed.

Dhismaha Garoonka Kubada Cagta Abdullahi isse ee Galkacyo oo Heer gaban gabo ah Maraya.
27/01/2026

Dhismaha Garoonka Kubada Cagta Abdullahi isse ee Galkacyo oo Heer gaban gabo ah Maraya.

17/01/2026

Madaxa tartamada Sports ka Galmudug Shariif Salaad Nuur Ayaa Macallinimmita Qaranka ka codsacdey iney fursad siinayaan gabdhaha xirfadlayaasha ah ee Galmudug.

02/01/2026

Taagerayaasha Galmudug Isku Diyaariya Xamaasad kale Iyo Difaacashada Tartanka Insha allah,

Balanteenu Waa Bilaabashada Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Ee Dhawaan Furmaaya.

Doorashada Hogaanka Ururka Kubadda Cagta Galmudug Ayaa dhawaan Qabsoomi Doonta Insha allah.
13/12/2025

Doorashada Hogaanka Ururka Kubadda Cagta Galmudug Ayaa dhawaan Qabsoomi Doonta Insha allah.

Xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya oo warbixin ay soo saareen ku sheegay in guddiga Doorashooyinka Ururka Kubbadda Cagta Galmudug oo si rasmi ah u shaaciyay in 15 maalmood Kaddib la qaban doono doorashada hoggaanka Ururka Kubbadda Cagta Galmudug.

13/12/2025

Xariirka kubadda cagta galmudug waxa uu soo dhaweynayaa ku dhawaaqista qabashada koobka maamul goboleedyada iyo gobolka banaadir, waxaan rajeneynaa inaan difaacan doono koobka insha allah.

Shaacinta habraaca doorashada hogaanka Ururka Kubada Cagta Galmudug ee gudiga doorashada
11/12/2025

Shaacinta habraaca doorashada hogaanka Ururka Kubada Cagta Galmudug ee gudiga doorashada

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maxamed Xuseen Jaamac "Macruuf" u magacaabay Wasiirka Dha...
08/02/2025

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maxamed Xuseen Jaamac "Macruuf" u magacaabay Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Galmudug.

Mahadsanid mudane Madaxwaye Galmudug mida wadasocota ayaa hormuud u noqotay waqtigii aa hogaminaysay dadka Galmudug wa y...
23/04/2024

Mahadsanid mudane Madaxwaye
Galmudug mida wadasocota ayaa hormuud u noqotay waqtigii aa hogaminaysay dadka Galmudug wa yaqanan qofka xiliga adag ushaqayey wana sida ka muuqata guud ahan shacabka Galmudug.



21/02/2024

Xiriirka Kubbadda Cagta GALMUDUG oo mahadcelin balaaran u diray Madaxeynaha GALMUDUG mudane Qoor-Qoor doorkii uu ka qaatay dhiirigelinta Xulka GALMUDUG.

18/02/2024

Address

CADAADO
Mogadishu

Telephone

+252615350708

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug:

Share

Category