A M I I N K E Y

A M I I N K E Y welcome οΏ½οΏ½βˆ†πŸ–οΈ

22/09/2023


Maskaxda mise qalbiga ??!! Sideennaba go'aanka waxaa nala qaata qalbiga , kaas oo inta badan u janjeera waxa noo fiican ...
02/09/2023

Maskaxda mise qalbiga ??!!

Sideennaba go'aanka waxaa nala qaata qalbiga , kaas oo inta badan u janjeera waxa noo fiican .

Balse maskaxda ayaa ah mashiinka aan ku ogaanno waxa saxan iyo waxa qaldan .

A M I I N K E Y

That's True .........πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
26/08/2023

That's True .........πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

🀣🀣🀣
25/08/2023

🀣🀣🀣

Some risky moves Photographers make to get that perfect shot
20/08/2023

Some risky moves Photographers make to get that perfect shot

Indha adeyga hadujiro qofka talefankas sugaya iga indha adag aniga 😁qofkas hada taqano metion dhehMoha Amiinkey πŸ˜„
22/07/2023

Indha adeyga hadujiro qofka talefankas sugaya iga indha adag aniga 😁qofkas hada taqano metion dheh
Moha Amiinkey πŸ˜„

Farxadda waa sidii batari telfoon ku jira cml, oo markii aad yar tahay buuxa, markii aad sii weynaatidna hoos usii dhaca...
15/07/2023

Farxadda waa sidii batari telfoon ku jira cml, oo markii aad yar tahay buuxa, markii aad sii weynaatidna hoos usii dhaca amaba dama.

Dadka qaarna ayagoo yar ayuu batarigaas eber ka noqdaa, nasiib xumo. 😐

Qaar baa jira nasiib u hela inay ayagoo weyn xataa farxadooda jaajar gareeyaan, marwalbana sii buuxiyaan. 😊

Balse dadka inta ugu badan fikirka iyo welwelka ayaa intay badiyaan ayay batariga farxadda si weyn u cunaan, kedibna wuu ka dhacaa amaba wuu ka damaa. ☹️

Ogoow haddii aadan adiga is farxad gelin, cidna kuma farxad gelin karto. πŸ˜„

Welwelka iyo fikirka badan ee culeyska ku saaraaya yareey, hadalka dadkana yuusan noloshaada iyo farxadaada hoos u dhigin.

Jawigaaga degso cml.
hben wanaagsan 😊
w/Q: Ahmed Kadiye

Ma fahantay sababta ninkaan uu sadaqada ugu badan u helayo, asxaabta kalena ay eber u yihiin?Fiid wanaagsan 😊
13/07/2023

Ma fahantay sababta ninkaan uu sadaqada ugu badan u helayo, asxaabta kalena ay eber u yihiin?
Fiid wanaagsan 😊

11/07/2023

Dadku waa 3 nooc

1- Qof nacas ah oo caqli iyo xeelad aanan lahayn.
2- Qof caqli leh, balse daacad ah oo xeelad dhan aanan isticmaali karin, haddii uu xanaaqo, haddii uu farxo, haddii uu wax damacsan yahay iyo haddii uu weerar yahay xataa la fahmi karo.
3- Qof caqli iyo xeelad isku darsaday, waxa uu rabo, waxa uu sameynayo iyo waxa uu qorsheenayana daah ku dadi kara, dantiisa markii uu gaaro ama waqtigii uu rabay markii la gaarana arrinka daaha ka qaada, ama sidaasba uga aamusa.

Kollay midka aad tahay waad ogtahay.
Subax wanaagsan

09/07/2023

inamo Io wllkod 😳🀣

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A M I I N K E Y posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category