Hayaa Sports

Hayaa Sports Sports’ku Waa is dhexgalka bulshada..!

La Liga,Barcelona iyagii ayaaba la garaacay inta ay islahaayeen ka faa,ideysta kufitaankii Real MadridNext waa El Clasic...
27/02/2023

La Liga,Barcelona iyagii ayaaba la garaacay inta ay islahaayeen ka faa,ideysta kufitaankii Real Madrid

Next waa El Clasico khamiista Dele Rey

GOOLHAYAN waataan idinlahaa Armuu caawa marada idinka ridaa mucaradoowMan united 2-0 Newcastle Final !
26/02/2023

GOOLHAYAN waataan idinlahaa Armuu caawa marada idinka ridaa mucaradoow

Man united 2-0 Newcastle Final !

Sadaali Kulanka Bari u dhaxeeya labada naadi Ee chelsea iyo tottenham kuna guuleyso $100   Hadaba sidee ugu guuleysan Ka...
25/02/2023

Sadaali Kulanka Bari u dhaxeeya labada naadi Ee chelsea iyo tottenham kuna guuleyso $100
Hadaba sidee ugu guuleysan Kartaa
Shurudaha waa tan ..⬇️

1• Pageka follow dheh
2• Share dheh ku dhawaad 10 groub
3• Like iyo comment intaa ku sadaasishay

F•G

Soo sadaali intaa ciyaarta bilaaban ka hor!
Guul ayaaa inii rajeyna guul waxaan..!

Man City ayaa soo daba Ordeysa Arsenal kadib guul goolal badan,Xili Napoli ay wali ku dhowdahay horyaalkaReal oo xili da...
25/02/2023

Man City ayaa soo daba Ordeysa Arsenal kadib guul goolal badan,Xili Napoli ay wali ku dhowdahay horyaalka

Real oo xili dambe bar baro heshay ayaa ka walwalsan in Barce ay hogaanka dheereysato..

Commentiga Waa dhanka !

Hat trick the cr7 Cawaa ⚪️🟡
25/02/2023

Hat trick the cr7 Cawaa ⚪️🟡

25/02/2023

Maxaad ka amiinstahay ninkan commentiga inuga sheeg mahadsanid..!👏🗯

Ciyaaraha ugu sameynta badan berito iyo Beri dhambe..!
24/02/2023

Ciyaaraha ugu sameynta badan berito iyo Beri dhambe..!

Farxada Man united ninkii Masuulka ka ahaa Antony Matheus dos Santos!!🤍
24/02/2023

Farxada Man united ninkii Masuulka ka ahaa

Antony Matheus dos Santos!!🤍

Maxaa ka amiinstahay casemiro? 👏
24/02/2023

Maxaa ka amiinstahay casemiro? 👏

Address

Hawlwadaag
Mogadishu
00252

Telephone

+252613246815

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaa Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share