Ceyna Cadde

Ceyna Cadde Kuso dhawada Page rasmiga an ku leeyahay Facebook

Gor dhow filo magacaabista golaha waziirada xukuumada Federaalka somaliyaIsha ku haay Page kan
01/08/2022

Gor dhow filo magacaabista golaha waziirada xukuumada Federaalka somaliya

Isha ku haay Page kan

Allow kheyrkisa nasii
30/07/2022

Allow kheyrkisa nasii

25/07/2022

Prank Shaata bidar & Hafsa Queen ku sameyen Mursal maxa kala qabsadey

Like Share

Darwin Nunez aya afar Goal u dhaliyey kooxdisa cusub ee Liverpool waxayna ku qaadatey 30 daqiqo wax ka yar inu Afar Goal...
21/07/2022

Darwin Nunez aya afar Goal u dhaliyey kooxdisa cusub ee Liverpool waxayna ku qaadatey 30 daqiqo wax ka yar inu Afar Goal dhaliyo

Difacyo bdn aya baqdin muujinaya waxana ka mid ah Harry Maguire, Diaz, White, Silva

Naadiga ugu guulaha badan uguna koobabka bdn Liverpool aya u safartey Dalka Germany πŸ‡©πŸ‡ͺ halkas oo kulan Saaxibtinimo ah k...
21/07/2022

Naadiga ugu guulaha badan uguna koobabka bdn Liverpool aya u safartey Dalka Germany πŸ‡©πŸ‡ͺ halkas oo kulan Saaxibtinimo ah kula so ciyaari doona naadiga RB Leipzig
Ciyarta aya la dawan doona 20:15 ama labo & rube habenimo ah
Reds Good lucky Liverpool 3 RB Leipzig 1

Liverpool oo manta dib u bilawdey Training ka dib safaro kuso qaadatey wadamada Thailand πŸ‡ΉπŸ‡­ & Singapore πŸ‡ΈπŸ‡¬ oo labo kulan...
18/07/2022

Liverpool oo manta dib u bilawdey Training ka dib safaro kuso qaadatey wadamada Thailand πŸ‡ΉπŸ‡­ & Singapore πŸ‡ΈπŸ‡¬ oo labo kulan saxibtimo kula so ciyartey kooxaha Man United & Crystal Palace. Waxana kaso muuqdey Training ciyartoyda waa weyn & kuwa da'da yarta .

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252610742258

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceyna Cadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ceyna Cadde:

Share

Category