Shiishaan

Shiishaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shiishaan, Sports, Mogadishu.

01/03/2026

Wariyihii ku dhawaaqay Geerida hoggaamiyihii Iiraan Ayatullahi Cali Khameyni ayaa aad u ooyay.

Wuu aamini la’yahay waana warkii ugu xumaa uguna xanuunka badnaa ee uu telefishinka ka sheego inta uu Wariye ahaa.

40 maalin oo baroordiiq ah ayaa looga dhawaaqay IIRAAN waxa ayna gashay marxalad aysan filaneyn.

11/01/2026

Waa runta somalidana arintas kuma bararugsana, mobilkaga iyo sim-kaga adiga ka masul ah.

10/01/2026

Muuqaal dhammeystiran oo ku saaban Aasaaska Midowga Haybad Qaran , Taariikhada kooban ee Aasaasayaasha Xisbiga, iyo Barnaamij Siyaasadeedka XISBIGA MIDOWGA HAYBAD QARAN.




Abdi Farah Shirdon

09/01/2026

Metelaad Dhab Ah Musharax Madaxweyne Abdi Farah Shirdon

Midowga Haybad Qaran

08/01/2026

Musharax Madaxweyne Abdi Farah Shirdon oo Khudbad xasaasi ah oo ku saabsan xaalada dalla ka jeediyey shirweynaha Midowga Haybad Qaran

08/01/2026

Shir weynaha Midowga Haybad Qaran 🫡

Gudoomiyaha Heybada Qaran ahana Musharax Madaxweyne Abdi Farah Shirdon

Sabir Mohamed  kirada ayaa naga badan 60K kutuuro kk
08/01/2026

Sabir Mohamed kirada ayaa naga badan 60K kutuuro kk

08/01/2026

Somalia waxay isu bedeshay masrax tuugada

Abdalle Ahmed Mumin

08/01/2026

🤣🏃

05/01/2026
05/01/2026

Dhiiga

05/01/2026

Ku garaac sxb✊🏻

Address

Mogadishu
254

Telephone

+252618585433

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shiishaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shiishaan:

Share

Category