28/05/2023
Milan aya session kan juventus home iyo away u martay waana markii 3aad tariikhda
Milan aya caawa u bahned 1 points sidey champions league ugu soo qeyb gasho 3 points ayi la imatay
Session fican aya qadanay
Semi_final champions iyo Top 4
milan❤️