Hiilka_Ciyaaraha

Hiilka_Ciyaaraha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiilka_Ciyaaraha, Sports, Mogadishu.

Maalin nasiino ah
20/03/2022

Maalin nasiino ah

Labadii kulan ee la soo dhaafay ee uu ciyaaray ciyaaryahan Haji ayaa fal celin fiican Ka helay taageerayaasha xulka Asag...
20/03/2022

Labadii kulan ee la soo dhaafay ee uu ciyaaray ciyaaryahan Haji ayaa fal celin fiican Ka helay taageerayaasha xulka
Asagoo soo bandhigay kubad ay jeclesteen taageerayaasha
H**e u soco haji

18/03/2022

Tababarka maanta
Assemed, siad Haji, Abdi Mohamed iyo ciyaartoy kale ayaa qebka ah

Deg Deg: Macanto jimce ah waxaa xulka qaranka kuso biirey labs waji oo cusub
18/03/2022

Deg Deg:
Macanto jimce ah waxaa xulka qaranka kuso biirey labs waji oo cusub

The both captain are said to you Jum'a kareemAssamed & casanyo
18/03/2022

The both captain are said to you
Jum'a kareem
Assamed & casanyo

Handwalla aya asna imaan doonin kadib marki codsiga ciyartooyda xiriirkena u diri waye kooxdisa tikidki h**e loogu jaray...
18/03/2022

Handwalla aya asna imaan doonin kadib marki codsiga ciyartooyda xiriirkena u diri waye kooxdisa tikidki h**e loogu jaray na uu maanta dhacay.

Sidaan oo kale ayu sanadki h**e kahor kulanki cuman ayu ciyaartooyda visaha ka Hilmaamay markas aye ku qasbanadeen in ee eleboorada, istanbul iyo addis ababa jiifteen.

Tijaabadii ugu dambeyseyAZAM Vs SOMALIA
18/03/2022

Tijaabadii ugu dambeysey
AZAM Vs SOMALIA

SAWIRO: Tababarkii maanta Ciyaartoyda xulka qaranka Somalia ayaa wali Ku jira Tababarkii xooga lahaa ee isku diyaarinta ...
18/03/2022

SAWIRO: Tababarkii maanta
Ciyaartoyda xulka qaranka Somalia ayaa wali Ku jira Tababarkii xooga lahaa ee isku diyaarinta labada kulan ee swatinia 23ka march iyo 27ka ee bishan

Ciyaariyahan Ali musse aya isna mowqifkisa cadeeyay. Ali aya xaqijiyay waxyabihi aan h**e idin kugu shegnay. Mowqifkisa ...
17/03/2022

Ciyaariyahan Ali musse aya isna mowqifkisa cadeeyay. Ali aya xaqijiyay waxyabihi aan h**e idin kugu shegnay. Mowqifkisa wa cadyahy Ali. Ali waa naga ogolaaday in aan qoralkaan bulshada la wadaagno. Ali waa naga ogolaaday in aan bulshada la wadagno qoralkaan. Yusufow Yuu Mohu inaad sidaan ino bahdishid wax lagaga aamusi doono ma aha. Balan waaye in talaab nin weyn laga qaado.

Daafaca dadabka midig (Abdi Mohamed) kaas oo xulka matalay kulankii lugta h**e ee Zimbabwe iyo Siad Haji oo markii ugu h...
17/03/2022

Daafaca dadabka midig (Abdi Mohamed) kaas oo xulka matalay kulankii lugta h**e ee Zimbabwe iyo Siad Haji oo markii ugu h**eysay qaranka matalaya ayaa kasoo duulay USA.

Labada ciyaartoy waxey berito imaanayaan dalka Tanzania, waxeyna la midoobi doonaan xiddigaha kale ee qaranka.

DUULIMAADKOODA πŸ‡ΈπŸ‡΄βœˆοΈ

Columbus ✈️ Virginia ✈️ Addis Ababa ✈️ Dar Es Salaam ✌🏽

Wakhtiga kulamada waa dhaw yahiin - ma jirto sabab loogu mashquulo wax suuragali waayay, kaliya waa inaan diirada saarno kulamada labada ah uu qaranka la ciyaarayo Eswatini.

Ciyaartoyda joogta waxey u baahan yahiin garab istaag iyo dhiirigalin πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ‹πŸ½βœŒπŸ½

Daafaca dhexe ee caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Saciid ayay u badan tahay inuu ku biiro Simba Sc,sida ay Daabacday maj...
14/03/2022

Daafaca dhexe ee caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Saciid ayay u badan tahay inuu ku biiro Simba Sc,sida ay Daabacday majalada spotiraha .

Axmed Siciid Waa 23 jir, waxa uu ku dhashay Soomaaliya sannadkii 1998-kii.

Kooxda "Libaaxyadu waxay u baahan yihiin inay helaan daafacan oo ah mid cajiib ah oo wax badan ka caawin doona."

Hadda wuxuu u ciyaaraa naadiga VJS ee Finland.
Xidigii H**e ee kooxda Simba Sc Ciise Adan Abshir oo La hadlay majalada SpotiRaha ayaa u sheegay kooxda libaaxyada in xidigan uu yahay xidig aad muhiim u Ah .
Ciise Abshir waxa uu guulo muhiim ah horay ula Gaaray naadiga libaaxyada sanadii 2004tii.

Ciise ayaa sidoo kale sheegay in uu ku guda jiro helida leysanka UEFA A hadana uu haysto laysan B waxa uu shaaca ka qaaday in uu dib ugu laaban doono Simba isaga oo qeybta farsamada kooxda ka caawin Doona Si kooxda guulo muhiim ah u gaarto.

Tababarayaasha somaliyed  πŸ‡ΈπŸ‡΄βš½οΈ  x COACH OMAR iyo ciyaartoyda kubadda cagta qaranka
13/03/2022

Tababarayaasha somaliyed πŸ‡ΈπŸ‡΄βš½οΈ x COACH OMAR iyo ciyaartoyda kubadda cagta qaranka

Address

Mogadishu

Telephone

+252616668849

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiilka_Ciyaaraha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiilka_Ciyaaraha:

Share

Category