Captian Codey

Captian Codey welcome to Captian Codey

27/05/2026

Eid Mubarak All Muslims Eidan Ciideda bash bash iyo barwaqo Allha Nagu gaarsiiyo

Ciid Wngsn ayaan idin leenahay dhammaan Asxaabteena ku Xiran Pageka .Kuwada Ciida Caafimaad san.
27/05/2026

Ciid Wngsn ayaan idin leenahay dhammaan Asxaabteena ku Xiran Pageka .

Kuwada Ciida Caafimaad san.

26/05/2026

Kadib dhawicii Ey iso gaarsiiyey Qarka mid Ah Tagyerayasha Arsenal

26/05/2026

Maalinta Carafo iyo Waxyaabihii uu Ka Hadlay Rasuulkeena Muxammad Csw .

24/05/2026

Qaar ka mid Ah Tagyerayasha Arsenal oo Jirdil ii geystay Caaawo magalada muqdisho ๐Ÿ˜ณ

24/05/2026

Arsenal Fans Hampalyo Caawo waa iwaa sheeen

10 Sano Kahor 2016 Mikel Arteta oo Macsalaameeynaya Arsenal asagoo Cayaaryahan Kooxda katirsan ah iyo 2026 Arteta oo ah ...
24/05/2026

10 Sano Kahor 2016 Mikel Arteta oo Macsalaameeynaya Arsenal asagoo Cayaaryahan Kooxda katirsan ah iyo 2026 Arteta oo ah Tababaraha Kooxda oo Arsenal u qaadaya horyaalkaPremier League .

ARSENAL ๐๐‘๐„๐Œ๐ˆ๐„๐‘ ๐‹๐„๐€๐†๐”๐„ ๐‚๐‡๐€๐Œ๐๐ˆ๐Ž๐๐’ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐Ÿ” ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ๐Ÿ†.Kabtankii ugu dambeeyey ee Arsenal Premier League u qaada wuxuu ahaa P...
24/05/2026

ARSENAL ๐๐‘๐„๐Œ๐ˆ๐„๐‘ ๐‹๐„๐€๐†๐”๐„ ๐‚๐‡๐€๐Œ๐๐ˆ๐Ž๐๐’ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐Ÿ” ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ๐Ÿ†.

Kabtankii ugu dambeeyey ee Arsenal Premier League u qaada wuxuu ahaa Parick Viera 22 sano kahor .

Patrick Viera 2003/2004
Martin Odegaard 2025/2026

MAALINTII UGU DAMBEYSAY HORYAALKA PREMIER LEAGUE 2025/2026.โšซ๏ธTottenham 1โ€“0 Everton .Spurs ayaa ka badbaaday iney u laaba...
24/05/2026

MAALINTII UGU DAMBEYSAY HORYAALKA PREMIER LEAGUE 2025/2026.

โšซ๏ธTottenham 1โ€“0 Everton .
Spurs ayaa ka badbaaday iney u laabato heerka labaad .

โšซ๏ธWest Ham 3โ€“0 Leeds .
Inkastoo WestHam badisay hadana waxey u laabatay heerka labaad.

โšซ๏ธCrystal Palace 1โ€“2 Arsenal .
Arsenal ayaa qaaday horyaalka.

โšซ๏ธSunderland 2โ€“1 Chelsea .
Chelsea Sanadkaan k**a qeybgali doonto tartamada Yurub dhamaan halka Sunderland Europa League ka qeybgali doonto.

โšซ๏ธMan City 1โ€“2 Aston Villa .
Pep Guardiola ayaa kulankiisii ugu dambeeyey ee Man City ku soo gabagabeeyey guuldarro ayagoo waliba gurigooda Etihad jooga.

โšซ๏ธPep Guardiola iyo Bernard Silva ayaa si wadajir ah u sagootiyey Man City.

โšซ๏ธMo Salah ayaa Macsalaameeyey Kooxda Liverpool.

โšซ๏ธManchester United oo la timid 71 dhibcood ayaa gashay Kaalinta Sadexaad ee horyaalka ayagoona u soo baxay Tartanka Champions League.

โšซ๏ธBruno Fernandez ayaa noqday Cayaaryahanka Caawinta ugu badan sameeyey hal xilli ciyaareed taariikhda Premier league.

โšซ๏ธWest Ham, Burnley iyo Wolves ayaa u laabtay horyaalka heerka Labaad .

BRUNO FERNANDES AYAA CAAWA SAMEEYEY CAAWINTII 21AAD EE XILLI CIYAAREEDKAN TAASOO KA DHIGEYSA INUU NOQDAY CAYAARYAHANKA C...
24/05/2026

BRUNO FERNANDES AYAA CAAWA SAMEEYEY CAAWINTII 21AAD EE XILLI CIYAAREEDKAN TAASOO KA DHIGEYSA INUU NOQDAY CAYAARYAHANKA CAAWINTA UGU BADAN SAMEEYEY HAL XILLI CIYAAREED HORYAALKA PREMIER LEAGUE TAARIIKHDA.

Daafaca reer France iyo Kooxda Arsenal William Saliba ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray inuu mar uun booqan doono Taage...
24/05/2026

Daafaca reer France iyo Kooxda Arsenal William Saliba ayaa bartiisa Facebook kusoo qoray inuu mar uun booqan doono Taageerayaasha Arsenal ee ku nool qaaradda Africa.

Address

Suuqa Xoolaha
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Captian Codey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category