Omer Updy Ebrahim Mr Shiiqalow

Omer Updy Ebrahim Mr Shiiqalow Sports news

🚨 Atlético de Madrid  ayaa xiisaynaysa saxiixa xiddiga Tottenham ee Rodrigo Bentancur isaga iyo saaxiibkiis Cristian Rom...
25/04/2025

🚨 Atlético de Madrid ayaa xiisaynaysa saxiixa xiddiga Tottenham ee Rodrigo Bentancur isaga iyo saaxiibkiis Cristian Romero.

🚨 𝗕π—₯π—˜π—”π—žπ—œπ—‘π—š: Arsenal ayaa heer gabo gabo ah mareysa wadahadalada ay kula soo saxiixaneyso Martin Zubimendi, kaasoo qandar...
25/04/2025

🚨 𝗕π—₯π—˜π—”π—žπ—œπ—‘π—š: Arsenal ayaa heer gabo gabo ah mareysa wadahadalada ay kula soo saxiixaneyso Martin Zubimendi, kaasoo qandaraaskiisa Real Sociedad lagu burburin karo 60 milyan euro.

🚨 Dean Huijsen wali ma uusan go'aansanin kooxda uu ku biiri lahaa madaama £50m lagu burburin karo qandaraaskiisa. Chelse...
24/04/2025

🚨 Dean Huijsen wali ma uusan go'aansanin kooxda uu ku biiri lahaa madaama Β£50m lagu burburin karo qandaraaskiisa. Chelsea, Liverpool, Arsenal ayaa wali tartanka ku jira oo la xiriiraya πŸ‘€πŸ‘€

🚨🚨 Arsenal ayaa hadda wada hadalo kula jirta THOMAS PARTEY heshiis cusub. πŸ‡¬πŸ‡­
24/04/2025

🚨🚨 Arsenal ayaa hadda wada hadalo kula jirta THOMAS PARTEY heshiis cusub. πŸ‡¬πŸ‡­

Ciyaartoyga dheelay daqiiqadah ugu badan seasonka illaa hadda, πŸƒπŸΏβ€β™‚οΈ Waa 5ta horyaal
24/04/2025

Ciyaartoyga dheelay daqiiqadah ugu badan seasonka illaa hadda, πŸƒπŸΏβ€β™‚οΈ

Waa 5ta horyaal

Midka mida sawirda qabsaday baraha bulshada maal mihii laso dhaafay Victor ❀️
24/04/2025

Midka mida sawirda qabsaday baraha bulshada maal mihii laso dhaafay Victor ❀️

🚨 | BREAKING: Aad iyo Aad ayay suurtogal u tahay in Alejandro Garnacho uu ka tago Manchester United suuqa xagaagan.
24/04/2025

🚨 | BREAKING: Aad iyo Aad ayay suurtogal u tahay in Alejandro Garnacho uu ka tago Manchester United suuqa xagaagan.

Xilli ciyaaredka Edouardo Camavinga wuu soo dhamaaday kadib dhaawicii soo gaadhay Kulankii Xalay ee Getafe.
24/04/2025

Xilli ciyaaredka Edouardo Camavinga wuu soo dhamaaday kadib dhaawicii soo gaadhay Kulankii Xalay ee Getafe.

NEW: Haddii Real Madrid ay dooneyso saxiixa Xabi Alonso, Leverkusen waxay u baahan tahay inay hesho lacag  lagu fasaxo A...
24/04/2025

NEW: Haddii Real Madrid ay dooneyso saxiixa Xabi Alonso, Leverkusen waxay u baahan tahay inay hesho lacag lagu fasaxo Alonso oo ah €8m.

🀏

Ciyaartoyda u soo ciyaaray labada Milan iyo Inter πŸ‘€
24/04/2025

Ciyaartoyda u soo ciyaaray labada Milan iyo Inter πŸ‘€

Jamie Vardy ayaa ka tagay Leicester City gooldhaliyahoodii seddexaad ee abid ugu goolasha badnaa abidISKU SOO NOQOD WANA...
24/04/2025

Jamie Vardy ayaa ka tagay Leicester City gooldhaliyahoodii seddexaad ee abid ugu goolasha badnaa abid

ISKU SOO NOQOD WANAAGSAN SXPYAALπŸ™

Omer Updy Ebrahim Mr Shiiqalow

🚨 | OFFICIAL: Rodri Ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d'Or sanadkan 2024! 🌟
28/10/2024

🚨 | OFFICIAL: Rodri Ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d'Or sanadkan 2024! 🌟

Address

Mogadishu

Telephone

+252615467408

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omer Updy Ebrahim Mr Shiiqalow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category