Shaam Football Academy

Shaam Football Academy Shaam is a football training organization dedicated in developing young football talent.

Located in Mogadishu, Somalia, it typically offers structured training programs, youth development, and provides a pathway for higher level of professional football.

Training kii maanta back to back๐Ÿ’›๐Ÿ”ฅ๐Ÿ™Œ
08/06/2026

Training kii maanta back to back๐Ÿ’›๐Ÿ”ฅ๐Ÿ™Œ

Maamulka, Macallimiinta, Ciyaartoyda iyo dhammaan Bahda  SHAAM AC  waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda ba...
26/05/2026

Maamulka, Macallimiinta, Ciyaartoyda iyo dhammaan Bahda SHAAM AC waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa u dirayaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Ciid Mubaarak dhammaan taageerayaasha iyo shacabka Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿโค๏ธโœจ

Daโ€™yarta academyada๐Ÿ’—๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‘๐Ÿ“ธ
18/05/2026

Daโ€™yarta academyada๐Ÿ’—๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‘๐Ÿ“ธ

Shaqadii maanta special training ๐Ÿ’—๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ
16/05/2026

Shaqadii maanta special training ๐Ÿ’—๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ

Hard workers๐Ÿ’›๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ
12/05/2026

Hard workers๐Ÿ’›๐Ÿ‘๐Ÿ”ฅ

10/05/2026

Ballโšฝ๏ธ๐Ÿค๐Ÿ”ฅ

Training yellow boys๐Ÿ’›๐Ÿ”ฅ
22/04/2026

Training yellow boys๐Ÿ’›๐Ÿ”ฅ

17/04/2026

Ball building and 3point ๐Ÿ’›๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‘

Back to Back ๐Ÿ’›๐Ÿ”ฅ
09/04/2026

Back to Back ๐Ÿ’›๐Ÿ”ฅ

Eid Mubarak Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo dhammaan Bahda SHAAM AC waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaas...
19/03/2026

Eid Mubarak
Maamulka, Macalimiinta, Ciyaartoyda iyo dhammaan Bahda SHAAM AC waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda Ciidda u dirayaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga dhigo kuwii ku gaara caafimaad, nabad iyo barwaaqo. ๐Ÿคฒ

Ciiddaan Ciiddeeda kale ku gaara bashbash iyo guulo is daba joog ah.

Ciid Mubaarak dhammaan taageerayaasha iyo shacabka Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœจ

Address

Mogadishu

Telephone

+252612499898

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaam Football Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share