28/12/2020
Latest Football News Ubpte
Cristiano Ronaldo oo Abaal Marintii ugu Wayneyd ee banooniga loodortay taas oo ah
Laacibka ugu fiicanaa kharniga Wuxuu sidoo kle abaal Marintaas ku garaacay
Lionel messi iyo dhamaan xidigaha kle kubada cagta Waxaana Loo arkaa inuu yahay kii ugu fiicnaa kharniga
Cristiano Ronaldo tan iyo 2000 ilaa 2020 kii ugu fiicnaa Ayaa loo doortay Waxaan Abaal Marintaa Gadoon siisay
Globe Soccer Awards.