KHapirka Footbalka Somalia

KHapirka Footbalka Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KHapirka Footbalka Somalia, Sports, Mogadishu.

Xulkeena Ayaa laciyaraya galabta xulka wadanka eleteria ........Hadaba maxad Urajaynayaa wiilasha ocean stars...πŸ‡ΈπŸ‡΄
15/12/2019

Xulkeena Ayaa laciyaraya galabta xulka wadanka eleteria ........
Hadaba maxad Urajaynayaa wiilasha ocean stars...πŸ‡ΈπŸ‡΄

Blus oo Kalinta labaad iska xaadirisay ....πŸ˜•
09/11/2019

Blus oo Kalinta labaad iska xaadirisay ....πŸ˜•

Nimankii city ahaana xaladu waxay ku xuntaha kohor kulanka ay andfild kula yeelanayan Liverpool EPL ka.........Waxana dh...
07/11/2019

Nimankii city ahaana xaladu waxay ku xuntaha kohor kulanka ay andfild kula yeelanayan Liverpool EPL ka.........

Waxana dhawacyo kaga maqan qaaarkamida xidigaha safka koowaad ee kooxda ........ Sida

Laport.
Leore sane
David Silva
Endarson
Sinchinko

Sadaali xili ciyaareedkan kooxda championska England ah 7 Dan kooxood....Marka h**e intadan sadalin  Fadlan Like noosaar...
07/11/2019

Sadaali xili ciyaareedkan kooxda championska England ah 7 Dan kooxood....

Marka h**e intadan sadalin

Fadlan Like noosaar iyo share........

Sadaal Wacan...

Dinomo vs shakhtar 3_3Kulan kale oo xiso badan oo kadhacay UCL...........
07/11/2019

Dinomo vs shakhtar 3_3

Kulan kale oo xiso badan oo kadhacay UCL...........

Mancity oo goolhaye cajiiba heshey........🀣
07/11/2019

Mancity oo goolhaye cajiiba heshey........🀣

Kulamadii Cawa laciyaray tartanka UCL.....Juve 2   lokomotive 1Bayern 2 :0 kugaracday kooxda olympiacos.....
06/11/2019

Kulamadii Cawa laciyaray tartanka UCL.....

Juve 2 lokomotive 1

Bayern 2 :0 kugaracday kooxda olympiacos.....

Kooxdii Ugu horaysay ee warega xiga usoo baxda UCL waxay noqota Bayern munchen 2019/2020...
06/11/2019

Kooxdii Ugu horaysay ee warega xiga usoo baxda UCL waxay noqota Bayern munchen 2019/2020...

Roberto lewandowski ayaa Cawa dhiliyay goal kisii 21 tartamada oodhan 17 game uu ciyaaray Ninkan..........
06/11/2019

Roberto lewandowski ayaa Cawa dhiliyay goal kisii 21 tartamada oodhan 17 game uu ciyaaray Ninkan..........

Wxaa laciyaarayaa kulama kamida UCL Cawa....Waxana ciyaaraya qayba kamida koxaha Ugu wayn yurub......B.Vs Atalatico Madr...
06/11/2019

Wxaa laciyaarayaa kulama kamida UCL Cawa....

Waxana ciyaaraya qayba kamida koxaha Ugu wayn yurub......

B.Vs Atalatico Madrid

Real Madrid vs Galatasaray

Atalanta Vs Man City

Address

Mogadishu

Telephone

613752238

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KHapirka Footbalka Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category