06/05/2021
Xanta❗Man Utd ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso dalab 90 milyan ginni ah oo ay ku dooneyso 27 jir Harry Kane. Weeraryahankan ayaa h**e u sheegay inuu doonayo inuu ka tago Spurs haddii kooxdu ku fashilanto inay xaqiijiso uso bixida Champions League xilli ciyaareedka dambe. Glazers ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku hayaan inay u dhaqaaqaan dhaqso iyagoo isku dayaya inay taageerayaasha dib ugu soo celiyaan dhinacooda.