18/08/2021
Waa maxay jacayl
Jacaylku waa waxjira kuna beerma qalbiga bini’aadamka
Jacaylku wuxuu wataa raxmad iyo naxariis ugaar ah waxaana dareemi kara ruuxuu haleelo ama lanoqda deris
Waatuu abwaan sangub horay uga yiri ( hadii aan jacayl jirin nimco laguma joogeen)
Waxaa run ah inay dadbadan iswaydiinayaan waa maxay jacay?
Jacaylku waa rabitaan wayn oo soo jiidasho, ka helitaan iyo xushmadna ay ku dheehantahay
jacaylku ma aha mid lagu qeexi karo ama lagu sifayn karo halqoraal.
Xagee laga helaa jcaylka?
Jacaylka waxaa laga helaa dareemayaasha bini’adamka iyo dhiiga qofka
Sideen ku ogaan karaa in jacaylku ihelay iyo inkale?
Waxad ku ogaan karto waxaa kamid ah waxyaabahan soo socda sida
Fikir badan ood ka fikirto qofka aad dareenka uqaaday, isbedel ku yimaada noloshaada, gooni ubax, inad tabto waxbadan, jecleysato laajogeeda lahadalkeeda iyo waxyaabo kaloo badan
Daawa maleeyahay jacaylku?
Haa wuu leeyahay waxayna tahay qofki aad mohatay ama jamatay adigoo hela lana wadaaga jacayl dhab ah.
Hadaba madoonaysaa in lagu jeclaado?
Marka h**e waxaa lagama maarmaan ah inad diyaar utahay in lagu jeclaado waayo hadaadan udiyaarsanayn in lagu jeclaado ma noqon kartid qof dareema micnaha jacaylka ama dareema mcnta nolol jacayl ku dhisan.
Noloshu waa jacayl.
Noloshu waxay ka unkantaa meel jacayl kajiro meel nacayb kajirana nolol k**a jirto
Jacayl la’aan waa nolol la’aan
Qoraa waa muqtar c-risaaq