Yaxye Nuur Cabdulle

Yaxye Nuur Cabdulle kusoo dhawow pageka Rasmiga Yaxye Nuur Cabdulle Barcelona

Rodri: "Waxaan haystay fursado kale, laakiin aniga Barcelona waxay ii ahayd doorashadii ugu horreysay, waxaana u caddeey...
18/08/2026

Rodri: "Waxaan haystay fursado kale, laakiin aniga Barcelona waxay ii ahayd doorashadii ugu horreysay, waxaana u caddeeyay qof kasta oo ku lug lahaa heshiiska”

“Barcelona waa koox weyn, falsafad leh, sidaa darteed Barcelona waxay ii ahayd doorashadaydii ugu horreysay, taasi waa waxa aan u caddeeyay Laporta iyo guddiga agaasimayaasha. Waana ku faraxsanahay inaan halkaan joogo”.

Rodri ku soo dhawow kooxda adduunka ugu fiican.
16/08/2026

Rodri ku soo dhawow kooxda adduunka ugu fiican.

Barça ayaa diiday dalabkii ugu horreeyay ee PSG oo ahaa €40m oo ay ku doonaysay Ferran Torres.Labada kooxood ayaa wada x...
10/08/2026

Barça ayaa diiday dalabkii ugu horreeyay ee PSG oo ahaa €40m oo ay ku doonaysay Ferran Torres.

Labada kooxood ayaa wada xaajoodka sii wada, waxaana la filayaa in PSG ay kordhiso dalabkeeda.

Isagoo 39 jir ah ayuu saan wax u ciqaabaya GOAT🐐🇦🇷 💪Mucaaradow see dareemeysiin.
15/07/2026

Isagoo 39 jir ah ayuu saan wax u ciqaabaya

GOAT🐐🇦🇷 💪

Mucaaradow see dareemeysiin.

Anthony Gordon ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay taariikhda ee 2 caawin sameeya isagoo beddel  ku soo galay ciyaa...
01/07/2026

Anthony Gordon ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay taariikhda ee 2 caawin sameeya isagoo beddel ku soo galay ciyaar ka tirsan heerka isreebreebka Koobka Adduunka.

What a player 👏

Anthony Gordon ku soo dhawow kooxda ugu fiican aduunka. 🔵🔴
29/05/2026

Anthony Gordon ku soo dhawow kooxda ugu fiican aduunka. 🔵🔴

Barcelona ayaa xaqiijisay saxiixa Anthony Gordon oo ka yimid Newcastle isagoo saxiixay qandaraas ilaa 2031 ah. ✍️
29/05/2026

Barcelona ayaa xaqiijisay saxiixa Anthony Gordon oo ka yimid Newcastle isagoo saxiixay qandaraas ilaa 2031 ah. ✍️

✅ Bernardo Silva waa ciyaaryahan Barça ah. [RAC1]
29/05/2026

✅ Bernardo Silva waa ciyaaryahan Barça ah.

[RAC1]

Atlético Madrid ayaa si cad ula hadashay Julián iyada oo loo marayo wakiilladiisa kuna yiri: "Ma rabno wax xanta ah ama ...
26/05/2026

Atlético Madrid ayaa si cad ula hadashay Julián iyada oo loo marayo wakiilladiisa kuna yiri:

"Ma rabno wax xanta ah ama tilmaamo muran dhalinaya. Dalab ma haysaa? Hadda keen dalabkaas."

"Haddii aad h**e u haysatay dalab, ha sugin ilaa Agoosto 14 ama 15 saqda dhexe si aad u go'aansato... maya, taasi waa wax aan la aqbali karin. Ama halkan imaaw oo noo sheeg, ama heshiis ma jiro."

"Ma rabno sheekooyin xagaaga oo dheeraada. Ma rabno riwaayado, mala-awaal."

[MARCA]

Barcelona ayaa ku guuleysatay horyaalka dalka Spain markii 29-aad 🇪🇸🏆Barca ayaa ku guuleystay horyaalka La Liga laba xil...
10/05/2026

Barcelona ayaa ku guuleysatay horyaalka dalka Spain markii 29-aad 🇪🇸🏆

Barca ayaa ku guuleystay horyaalka La Liga laba xilli ciyaareed oo xiriir ah.

VISCA Barca.🏆

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yaxye Nuur Cabdulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category